synthroid 75 mcg ingredients

Somali Rowing and Canoeing federation sacks president, interim committee appointed Somali Rowing and Canoeing Federation, has voted for Mr. Ali Mohamed Hussein to lead the federation until next election congress in June 2018 after the federation’s former president, Said Mohamed Mohamud Haid, was dismissed due to lack of transparency and accountability. According to article 39.9 of the federation’s constitution, if the president is permanently prevented from performing his/her official duty or resigns, then the senior vice president shall ac as […]

Posted by Kismaayodaily On Jun - 16 - 2017 Add Comments READ FULL POST

KHUDBADII MADAXWEYNE XAAF UU KA JEEDIYAY CALEEMA SAARKIISA Source: Gundhig.

Posted by Kismaayodaily On May - 30 - 2017 Add Comments READ FULL POST

MAXKAMADA CIIDANKA PUNTLAND OO XUKUN DIL AH SOO SAARTAY Maxkamada darajada koowaad ee ciidamada Puntland ayaa xukun dil ah ku riday shan dhalinyarro ah oo sidda la sheegay dhawaan lagu qabtay iyaga oo la socday gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa. Maxkamada ayaa ku eedeysan dhalinyarradan in ay damacsanayeen in weeraro is qarxin ah ka fuliyaan deegaanno ka tirsan Puntland, waxaana ay sheegtay maxkamadu in dhamaantood qirteen in ay ka tirsan yihiin ururka Al-shabaab . Ragga maxkamada xukunka ku riday […]

Posted by Kismaayodaily On May - 30 - 2017 Add Comments READ FULL POST

HARGAYSA OO LAGU ARKAY KOOX DAACISH AH HARGAYSA(GUNDHIG)-Maamulka soomaaliland ayaa sheegay in aay gacanta ku dhigeen koox daacish ah oo lagu arkay magaalada Hargaysa . kooxdaan ayaa ka koobneed ilaa lix ruux ,ayagoo ka soo degay garoonka diyaaradaha Hargaysa ee Cigaal International,waxayna ka soo safreen magaalada Muqdisho. wararka ayaa sheegaya kooxdaan in si wadajir ah hal mar aan loo qabanin balse mid kamida la qabtay kadibna kuwa kale uu asiga u farmuuqay ciidanka ammanka soomaaliland,waxaana gacan weyn ka geesteen bulshada […]

Posted by Kismaayodaily On May - 30 - 2017 Add Comments READ FULL POST

DIYAAR GARAWGII U DAMBEEYAY EE MAGAALADA CADAADO May 29, 2017 Magaalada cadaado ayaa u diyaar garowday xaflada caleema saarka madaxweyne Axmed Ducaale Geele xaaf oo la filayo maanta inay qabsoonto. magaalada cadaado ayaa ku sii qulqulayaan wafuud kala duwan oo ka kala socota Dowlada Federaaalka Soomaaliya iyo Maamul Goboleedyada Dalka,waxaa sidoo kale la filayaa Wakiilo ka socda Beesha caalamka. waxaa maalintii shalay soo gaaray magaalada Cadaado Wasiirka Arimaha iyo Federaalka  Mr Juxa  si uu ugu sii gogol xaaro madaxweynaha Soomaaliya […]

Posted by Kismaayodaily On May - 30 - 2017 Add Comments READ FULL POST

DIIRADDA GANACSIGA 14-05-2017 Source: GoobJoog!

Posted by Kismaayodaily On May - 16 - 2017 Add Comments READ FULL POST

Madaxweyne Maxamed C/llahi Farmaajo oo Safarkiisii ugu horeeyey u ambabaxay. Posted on February 23, 2017 by Radiomuqdisho in WARARKA // 0 Comments Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxa uu saakay u ambabaxay safarkiisii ugu horeeyey ee uu uga baxay dalka Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa u ambabaxay wadanka baqortooyada Sacuudiga iyadoo ay safarkiisa ku wehliynayeen xildhibaano , wasiiro , taliyaha ciidanka Booliiska iyo masuuliyiin kale. Safarkan ayaa noqonayo kii ugu horeeyey ee uu dalka uga baxo Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo […]

Posted by Kismaayodaily On Feb - 23 - 2017 Add Comments READ FULL POST

Madaxweyne Farmaajo oo Xasan Cali Kheyre u Magacaabay Raisul Wasaaraha Dalka. Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa u magacaabay raisul wasaare cusub Nin lagu magacaabo Xasan Cali Khayre ayaa loo magacaabay raisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya. Waxaan xilka Ra’isul Wasaaraha u magacaabay Mudane Xasan Cali Khayre. Alle ha u fududeeyo hawsha culus. Waxaan codsanayaa in lala shaqeeyo” ayuu ku yiri madaxweynaha qoraalka uu soo dhigay boggiisa Twitterka.    

Posted by Kismaayodaily On Feb - 23 - 2017 Add Comments READ FULL POST

OMAR SHOOLI iyo Fanaaniinta MN iyo Europe Maxay Isku Haystaan? Waxaa jirtey waqti ay Fanaaniinta Soomaaliyeed MN loogu yeeri jiray: WAJIYO XUN. Taas oo ay ahayd mid meel ka dhac ku ah FANAANIINTA madaama aysan dadka ka war hayn ama aysan garanayn dadaalka ay ugu jireen in ay gaaraan wax ay dadka dheer yihiin – taasoo ah heesaha, curinta heesaha iyo musiga ku laran hadalada gabaysan ee murti iyo xikmadba leh, dadkuna jecel yihiin in ay dhagahooda ku soo dhacaan. […]

Posted by Kismaayodaily On Jan - 25 - 2017 Add Comments READ FULL POST

Somalia inaugurate first ever regional football league The launch of the first ever regional football league in the country’s football history, has realized one of the long-standing dreams of Somali Football Federation. The first regional soccer league was successfully opened in the key port city of Kismayo, about 500 kilometers south of the capital Mogadishu on Thursday 29th of December 2016. Kismayo is the provincial capital of the semiautonomous Somali State of Jubbaland. The inauguration of the regional football leagues […]

Posted by Kismaayodaily On Dec - 30 - 2016 Add Comments READ FULL POST
  • RSS
  • Delicious
  • Digg
  • Facebook
  • Twitter
  • Linkedin
  • Youtube

Somali Rowing and Ca

Somali Rowing and Canoeing federation sacks president, interim committee appointed [caption ...

KHUDBADII MADAXWEYNE

KHUDBADII MADAXWEYNE XAAF UU KA JEEDIYAY CALEEMA SAARKIISA Source: Gundhig.

MAXKAMADA CIIDANKA P

MAXKAMADA CIIDANKA PUNTLAND OO XUKUN DIL AH SOO SAARTAY [caption id="attachment_11066" ...

HARGAYSA OO LAGU ARK

HARGAYSA OO LAGU ARKAY KOOX DAACISH AH [caption id="attachment_12599" align="alignright" width="300"] ...

DIYAAR GARAWGII U DA

DIYAAR GARAWGII U DAMBEEYAY EE MAGAALADA CADAADO May 29, 2017 [caption id="attachment_13622" ...

Sponsors

  • http://kismaayodaily.com/?p=10650
  • http://kismaayodaily.com/?p=10650
  • http://kismaayodaily.com/?p=10650
  • http://kismaayodaily.com/?p=10650