
Warqad Ku Socota Madaxwaynaha Puntland: Laguuma Dooran Buunbuunis ‘Boqortooyo La Isku Haysto Cida Leh’ Waxaad adiga oo matalaaya magaca Dowlad Goboleedka Puntland, ka qaybgashay caleemosaar aan loo dhamayn. Mida kale, sida laga dareemay abaabulka, hantidii dadka ka dhaxasey ee lagu bixiyey iyo hadaladii aad ka jeedisey caleemo saarka, in ay u egtahay in aadan war u hayn cida dhabta ah ee saladanadaas dhaxalkeeda iska leh. Mida xigta, waxaad qudbadaadi ku furtay in 34 boqor ay iska dhaxleen boqortooyadaas. Taasoo ah […]