synthroid 75 mcg ingredients

Blog Archives

Guddida Joogtada ah ee Baarlamaanka oo maanta ka dooday hirgelinta nidaamka Xisbiyada siyaasadeed Guddida Joogtada ah ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxa ay kaga doodeen hirgelinta nidaamka Xisbiyada siyaasadeed iyo xoojinta howlaha Golaha Shacabka. Kulanka Guddida joogtada ah ee Baarlamaanka waxaa shir gudoominayey Gudoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayadoo dhammaanna ay xaadir ahaayeen xubnaha guddida joogtada ah ee Golaha Shacabka,sidoo kalena waxaa kulanka ku sugnaa Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee […]

Posted by Kismaayodaily On Oct - 21 - 2013 Add Comments READ FULL POST

Twenty-one victims from Sunday’s explosion of a minibus in Nairobi’s Somali-dominated Eastleigh suburb popularly known as “little Mogadishu” are still recuperating at the country’s main hospital, Kenyatta national hospital. I went to visit them. They had head, arm and leg injuries. Some had burns. At least eight people died in the hospital ward from that deadly explosion that ripped apart the minibus. Three people especially caught my eye. Three-year-old Kennedy Mbuvi was crying in pain. He had a fractured leg. He was playing […]

Posted by Kismaayodaily On Nov - 19 - 2012 Add Comments READ FULL POST

(CNN) — An American from Alabama wanted for aiding Somalia-based terrorists was added to the FBI’s “most wanted terrorists” list Wednesday. Omar Shafik Hammami, 28, was indicted in Alabama five years ago for traveling to Somalia to assist al-Shabaab, which the U.S. has designated a foreign terrorist organization. Hammani, a U.S. citizen, is believed to be in Somalia now and should be considered armed and dangerous, the FBI said. The FBI also added Raddulan Sahiron, a Filipino wanted for his alleged […]

Posted by Kismaayodaily On Nov - 15 - 2012 Add Comments READ FULL POST

  Somali immigrants in Sweden have had a harder time finding employment compared to Somalis in the United States and Canada, a new report has found. Roughly every other Somali immigrant in North America has a job, while only 20 percent of the Somali immigrants in Sweden have jobs, according to a report released on Monday by the government’s Commission on the Future (Framtidskommissionen). The report, entitled “Somalis in the labour market – does Sweden have something to learn?” (Somalier på […]

Posted by Kismaayodaily On Nov - 7 - 2012 Add Comments READ FULL POST

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada Munaasabadda lagu magacaabay Ra’isulwasaaraha cusub ee Dalka Mudane Cabdi Faarax Shirdoon(Saacid) munaasabadaasi oo lagu qabtay xarunta Madaxtooyada Qaranka. Source” (Radio Mogadisho)

Posted by Kismaayodaily On Oct - 7 - 2012 Add Comments READ FULL POST

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta magaalada Muqdisho kula kulmay odayaasha dhaqanka ee iyagu soo xulay ergadii ansixisay dastuurka dalka iyo Xildhibaannada. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulanka uu la qaatay Odayaasha dhaqanka waxaa ku wehliyey Gudoomiyaha Baarlamaanka Dalka Mudane Maxamed Cismaan Jawaari iyo Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Mudane C/weli Maxamed Cali Gaas. Ugu horeyn xubno ka tirsan odayaasha dhaqanka oo kulanka ka hadlay ayaa farxad ku tilmaamay inuu maanta ku booqdo xarunta ay magaalada […]

Posted by Kismaayodaily On Oct - 3 - 2012 Add Comments READ FULL POST

Waxaa ka soo wareegay ilaa iyo 24 labaatan saacadood markii dadka odorasa siyaasada, Diasporada iyo Group Forumyadda ay saadaaliyeen in Madaxwaynaha uu magacaabi doono Ministerka Kowaad. Dhanka kale magaalooyinka  mataanaha ee St. Paul iyo Minneapolis ee gobolka Minnesota, ee wadanka Maraykanka oo magaacaabista qofka xilkaas qaban lahaa ka hadalkiisa ay sii dhamaanaysa, hadana, dadka inta badan waxay rajaynayaan in ay taageeraan qofkasta oo xilkaas loo magacaabo. Waxaa sidoo kale sii dhamaanaysa sadaashii ahayd in uu xilkaa qaban doono mid ka […]

Posted by Kismaayodaily On Sep - 25 - 2012 Add Comments READ FULL POST

Qabanqaabada Munaasabado lagu Taageerayo Madaxda Sare ee Qaranka iyo Guud ahaan isbadalada Soomaaliya ka jira ayna soo qaban qaabiyeen jaaliyadaha Soomaaliyeed ayaa ka socda qeyba ka mid ah wadamada qaaradda Yurub. U diyaar garowga qabashada munaasabada logu soo dhoweynayo Madaxweynaha Guddoomiyaha Baarlamanka iyo isbadalada ka jiro dalka ayaa waxa uu ka socdaa wadamada la isku yiraah Iskaandaneefiyaanka sida uu ku soo waramayo Wariyaheene C/raxmaan Xudeyfi. “Dadka ku nool wadamada iskaandaneefiyaanka ayaa wado qaban qaabo xoogan oo ay ugu jraan sidii […]

Posted by Kismaayodaily On Sep - 20 - 2012 Add Comments READ FULL POST

  NAIROBI Humanitarian and development organization, African Development Solution (Adeso) said on Monday it has launched a new project in the Puntland State of Somalia aimed at strengthening women’s political participation. Adeso said the peace building activities will target over 300 Somali councillors and civil society organizations as well as the Puntland Ministry of Women Development and Family Affairs (MOWDAFA) . “This project will provide consistent capacity development over a period of two years through technical support, institutional capacity building, […]

Posted by Kismaayodaily On Sep - 19 - 2012 Add Comments READ FULL POST

One of Hassan Sheikh Mohamud’s inaugural acts as president of Somalia was to survive an assassination attempt. After winning a decisive vote among parliamentarians last Monday, Mohamud took the helm of the long-suffering state. On Wednesday, a wave of explosions and gunfire struck the hotel in Mogadishu where he was meeting with Sam Ongeri, the foreign minister of neighboring Kenya. While the dignitaries survived, eight others were killed. Mohamud’s rough first days on the job were emblematic of the challenges […]

Posted by Kismaayodaily On Sep - 19 - 2012 Add Comments READ FULL POST
  • RSS
  • Delicious
  • Digg
  • Facebook
  • Twitter
  • Linkedin
  • Youtube

Somali Rowing and Ca

Somali Rowing and Canoeing federation sacks president, interim committee appointed [caption ...

KHUDBADII MADAXWEYNE

KHUDBADII MADAXWEYNE XAAF UU KA JEEDIYAY CALEEMA SAARKIISA Source: Gundhig.

MAXKAMADA CIIDANKA P

MAXKAMADA CIIDANKA PUNTLAND OO XUKUN DIL AH SOO SAARTAY [caption id="attachment_11066" ...

HARGAYSA OO LAGU ARK

HARGAYSA OO LAGU ARKAY KOOX DAACISH AH [caption id="attachment_12599" align="alignright" width="300"] ...

DIYAAR GARAWGII U DA

DIYAAR GARAWGII U DAMBEEYAY EE MAGAALADA CADAADO May 29, 2017 [caption id="attachment_13622" ...

Sponsors

  • http://kismaayodaily.com/?p=10650
  • http://kismaayodaily.com/?p=10650
  • http://kismaayodaily.com/?p=10650
  • http://kismaayodaily.com/?p=10650