viagra uk purchase

Photo: AMISON

www.kismaayodaily.com - your gateway of Somali news that matters most.

PRESS RELEASE (For Immediate Release) AU Special Representative prepares to leave Mogadishu, June 19th 2014: The Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (SRCC) for Somalia, Ambassador Mahamat Saleh Annadif will be leaving the mission on July 2nd, 2014. Yesterday he held separate meetings with the President, the Prime Minister and the Speaker of the Federal Republic of Somalia and formally introduced the Deputy Special Representative, The Honorable Lydia Wanyoto Mutende and the recently appointed Police Commissioner, Mr. […]

Posted by Kismaayodaily On Jun - 19 - 2014 Add Comments READ FULL POST
MV-Albedo_2934578b

Somali pirates release crew after nearly four years in captivity Exclusive: Seamen on board MV Albedo freed after horrific ordeal in which pirates used torture and crewmates were executed and drowned Sailors on a ship hijacked by Somali pirates nearly four years ago were finally released on Saturday, bringing to an end one of the longest-running Somali piracy cases. The 11 crew members of the MV Albedo were facing their first hours of freedom after three years and seven months […]

Posted by Kismaayodaily On Jun - 11 - 2014 Add Comments READ FULL POST
Photo: unknown. Somali for all Somalis - www.kismaayodaily.com - your gateway of the Somali justice advocates.

Madaxwayne Taageerada Soomaali Oo Dhan Waad Helaysaa ‘Hadii aad Diyaariso Aqalkii Odayaasha Iyo Dhamaystirka Dowlad Goboleedyada’ Marka hore, waxaan ALLAHA wayn uga baryaayaa intii ku dhimatey werarkii xaqdarada ahaa oo ay nimankii afka duuban jiray ku soo qaadeen Baarlamaanka Soomaaliya, in uu ALLAHA waxidka uu janadiisa ka waraabiyo. Sdioo kalene, inta dhaawaca ahna uu ALLAHA waaxidka uu dhaawacooda u boogadhayo. Mida xigta, waxaa iyaga salaan, sharaf iyo aqoonsi mudan ciidamadii ka hortegy nimankii la marin habaabiyey ee u soo qalab […]

Posted by Kismaayodaily On May - 25 - 2014 Add Comments READ FULL POST
Photo: wikipedia.,

www.kismaayodaily.com - your gateway of Somali news that matters most.

Warqad Ku Socota Madaxwaynaha Soomaaliya: ‘Fadlan Booqo Qaxootiga Soomaaliyeed Ee South Africa’   Sida shabakada wararka Soomaalida ee sida gaarka loo leeyahay iyo mida ku hadasha afka dowlada ee loo yaqaan Radio Muqdisho xaqiijiyeen, MADAXWEYNAHA DALKA ayaa gaaray JOHANNESBURG ee dalka KOONFUR AFRICA. Sida la sheegayna, socdaalkiisa waxaa uu la xariiraa caleema saarka madaxwaynaha dalka Koonfur Africa. Marka madaxwayne, hadii aad joogto waqtigaan dalka Koonfur Africa, dankastaba ha ku gaysee, aniga oo ka mida QurboJoogta, marna qaxooti ku ahaa dalalka […]

Posted by Kismaayodaily On May - 24 - 2014 Add Comments READ FULL POST
Photo: mapsoftworld. As the title indicates: inclusiveness is the word you should remember. www.kismaayodaily.com - your gateway of Somali related artcles around the world.

Madaxwayne Hassan Sheikh Mohamoud Iyo Xakuumadiisa: ‘Oo Aan Weli Hargaysa Cag Dhigi Karin’ Waxaan maqalnay in uu jiro madawaynaha aduunka ugu faqiirsan, waana madaxwayne Jose Mujica (Hose Muhica), ee wadanka Urugway – oo ka mida wadamada loo yaqaan ‘South America’. Aqristow waa cajaa’ibe, waxaase jira madaxwayne kale oo aad taqaano, kaas oo ka taliya magaalooyin kooban. Isla markaana madaxwaynahaas iyo dowladiisuba aan marna loo ogolayn in ay cag dhigaan caasimada labaad ee wadankiisa. Meel dheer ha u raadin, waa nin […]

Posted by Kismaayodaily On May - 23 - 2014 Add Comments READ FULL POST
Photo: Amin Camir.

Ra’isal Wasaaraha Soomaaliya: Abdulwali Sh. Ahmed Oo U Muuqda Inuu Helay ‘Dawadii Damul-Jadiid’ Sida shabakadaha Soomaaliyeed ee sida gaarka ah loo leeyahay qoreen maanta oo ay taariikhdu tahay Majo (May) 20, 2014, waxaa dadka u dhuun daloola arimaha siyaasada guud ee Soomaaliya, gaar ahaana degaanka koonfurGalbeed, isla dhexmaraayeen in maamuladii kala ahaa Lixda iyo Sadexda Gobol ay ku heshiiyeen in ay soo dhisaan maamul ka kooban sadexda Gobol ee kala ah: Baydhabo, Bakool iyo Shabeelada hoose. Marka hore, waa ALLAH […]

Posted by Kismaayodaily On May - 21 - 2014 Add Comments READ FULL POST
Radio Muqdisho Logo

Radio Muqdisho: Ma Qolka Kaydka Sawarida Ee Madaxwayne Hassan Sheikh Mohamoud Baa? Waxaa bishu markay ahayd Majo (May) 7deedi iyo 19keedii, 2014, ku soo baxay shabakada ee ku hadasha afka dowlada ee loo yaqaan Radio Muqdisho labo qoraal oo aad arkayso in ay yihiin dhoolotus muujinaaya in Madaxwaynahu musharax u yahay in uu rabilahaa in mar kale la doorto, waa marka ay dhacdo doorashada sanadka 2016 (waa ninkuu ALLAH) gaarsiiyo. Labdaas qoraal ee kusoo baxay Radio Muqdisho, waxay ka hadlayeen […]

Posted by Kismaayodaily On May - 20 - 2014 Add Comments READ FULL POST
somaliflag2

Afhayeenka iyo Baarlamaanku: Ha Xasuusiyeen Madaxwaynaha In Dastuurku Ahayn ‘La Joojiyo Banaan, La Jiifiyo Banaan’ Waxaa bishu markay ahayd May 7deedi iyo 8deedi, 20014, ku soo baxay labo qoraal oo isdabajoog ah oo aad isdhahayso waa dhoolotus muujinaaya in Madaxwaynahu musharax u yahay ama rajo ka qabo in mar kale la doorto, waa marka ay dhacdo doorashada 2016 (waa ninkuu ALLAH) gaarsiiyo. Labdaas qoraal oo kusoo baxay Radio Muqdisho, waxaa ka mid ahaa mid ka hadlaayey socod lugeed uu madaxwaynahu […]

Posted by Kismaayodaily On May - 19 - 2014 Add Comments READ FULL POST
Photo: BBC. Dhadhaab Refugee Camp.

www.kismaayodaily.com - your gateway of Somali news around the world.

Xukuumada Madaxwayne Hassan Sheikh Mohamoud: ‘Ma Ka Seexatay Qaxootiga Soomaaliyeed ee Kenya’ Waxaan dhagaystey waraysi ay gabar Soomaaliyeed siisey Radioyaha ku hadla Afka Dowlada hada jirta ee Madaxwayne Hassan Sheikh Mohamoud. Gabarta Soomaaliyeed ee la wareystey, ayaa waxay ka codsatey in Hassan Sheikh Mohamoud iyo xakuumadiisa ay dadka Soomaaliyeed ee ku dhibaataysan dalka Kenya usoo gurmadaan madaama uu isgu masuulka guud iyo mid gaar ah ka yahay dadka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan. Gabadha waraysiga bixisey ayaa sheegtay in […]

Posted by Kismaayodaily On May - 18 - 2014 Add Comments READ FULL POST
Photo: SSF/DFF-MD 

www.kismaayodaily.com - your gate way of Somali/Djibouti Sports news around the world

Somali PM: promotion of football culture marks the recovery of Somalia   Wearing the National team tracksuit, Somalia Prime Minister Abdiweli Sheik Ahmed said that the giant progress of the game in the country was a clear indication for the recovery of Somalia after more than two decades of bloodshed and lawlessness. The Prime minister made the announcement during a colourful ceremony at Stadium Banadir where he and key other government officials including ministers, lawmakers and top army officials enjoyed […]

Posted by Kismaayodaily On May - 17 - 2014 Add Comments READ FULL POST
  • RSS
  • Delicious
  • Digg
  • Facebook
  • Twitter
  • Linkedin
  • Youtube
Photo: Selfie.

www.kismaayodaily.com - your gateway of Somali news around the world.

WARBIXIN: Waayeel Iy

WARBIXIN: Waayeel Iyo Wadani Waajib Gudanaayo La Waayey [caption id="attachment_12179" align="alignright" width="225"] ...

MOhamed Osman Jawaari/Photo: wikipedia.

www.kismaayodaily.com - your gateway of Somali news that matters most

Gefkii Afhayeenka Ba

Gefkii Afhayeenka Baarlamaanka Soomaaliya: Mohamed Osman Jawaari U Gaystey Puntland: ...

Photo: unknown. www.kismaayodaily.com - your gateway of Somali news around the world.

Kenya holds two Germ

Kenya holds two Germans suspected of Somali Islamist link: police Kenyan ...

director general of the ministry of education Abdallah Mohamed Hersi left and FDF president Souleiman Hassan Waberi  6 Sep 2014/Photo: CECAFA Media Committee

www.kismaayodaily.com - your gate way of Somali/Djibouti Sports news around the world

Djibouti expands foo

Djibouti expands football in schools development program [caption id="attachment_12155" align="aligncenter" width="550"] ...

SFF Officials with Kay - UN Rep/Photo: SFF-M.Dept.

www.kismaayodaily.com - your gate way of Somali/Djibouti Sports news around the world

Somalia: UN joins So

UN joins Somali FA to encourage peace through football [caption id="attachment_12150" ...

Sponsors

  • http://kismaayodaily.com/?p=10650
  • http://kismaayodaily.com/?p=10650
  • http://kismaayodaily.com/?p=10650
  • http://kismaayodaily.com/?p=10650