synthroid 75 mcg ingredients

Blog Archives

Sympathy to SFF secretary General Abdi Qani Said Arab The entire Somali Football Family members are with sadness sending their heart-felt condolence to Somali FA secretary General Abdi Qani Said Arab over the death of his uncle Mohamed Arab who died in Mogadishu on Monday 6th of January 2014. The late Mohamed Arab who has been ailing in the city of Galkayo for the past several days was flown to Mogadishu hospital for medication, but passed away as soon as […]

Posted by Kismaayodaily On Jan - 7 - 2014 Add Comments READ FULL POST

Liiska Garsooreyaasha cusub ee FIFA oo la shaaciyay (Soomaaliya oo wiilal dhalinyaro ahi ugu jiraan) Xiriirka kubada cagta aduunka ee FIFA ayaa shaaciyay Liis dheer oo ay ku tixan yihiin garsooreyaasha cusub ee loo qaatay caalami sanadka 2014-ka waxaana liiskaas ugu jira Soomaaliya rag dhalin yaro ah, iyadoona meesha laga saaray ragii hore ee odayada noqday sida liiska ku cad. Garsooreyaashan Soomaaliyeed ayaa sanadahanba kasoo shaqeynayay horyaalka dalka, hase ahaatee waxaa sida muuqata ay ku cusubyihiin masraxa garsoorka caalamiga ah […]

Posted by Kismaayodaily On Jan - 4 - 2014 Add Comments READ FULL POST

Horyaalka Soomaaliya oo dib u furmaya sanadka cusub Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa shaaca ka qaaday maanta oo Axad ah in horyaalka kubada cagta dalka ee ‘Nation Link Telecom Championship’ uu dib u furmayo maalinta Arbacada ah ee inasoo aadan oo bisha Janaayo ay tahay 1 sanadka 2014-ka, waxaya cayaarta ugu horeysa isaga hor imaan doona naadiyada kala ah Jeenyo United iyo Elman FC oo horyaalka difaacaneyesa. Sida ku cad jadwalka maanta la sii daayay, naadiga ciidanka Booliska Soomaaliyeed […]

Posted by Kismaayodaily On Dec - 29 - 2013 Add Comments READ FULL POST

Somalia thrashes Zambia 4-1 at Perth World cup With the Perth World cup 2013 entering its third week, Somalia’s expatriate football team taking part in the global competition has humiliated their Zambian rivals by 4-1 in a hotly-contested game in the western Australian host city of Perth over the weekend. In the early minutes of the match, the Somali boys happened to lead the match by 1-0 when they scored their first goal in the 13th minute of the first […]

Posted by Kismaayodaily On Oct - 28 - 2013 Add Comments READ FULL POST

The Somali national football are already lodged in at the Mandela Hotel at Namboole having arrived in Kampala on Friday night. The Ocean stars are here two weeks early to start preparations ahead of this year’s Cecafa-Tusker Cup that kicks off on November 24 in Kampala and ends on December 8. Fixtures for the tournament will be released on Monday. Fufa protocol officer WOI Boniface Oryem received the 13-man Somali delegation at the Airport. According to Amir Hassan, an advance […]

Posted by Kismaayodaily On Nov - 12 - 2012 Add Comments READ FULL POST

Ciyaartooyda xulka kubadda cagta Qarankeenna Soomaaliya ayaa xalay ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Entebbe ee dalka Uganda waxaana halkaasi ku soo dhaweeyay masuuliyiin ka socotay safaarda iyo qeybaha jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Uganda. Ciyaaryahanada Soomaaliyeed ayaa lagu wadaa in dalka Uganda uga qeyb galaan tartanka Bariga iyo Bartamaha Qaarada Afrika oo sanadkan ay Ugandha marti gelineyso. Ciyaaryahanada marka ay ka soo degeen garoonka waxaa halkaasi uga hortagay wafdi uu hor kacayay xoghayha 1-aad ee safaarada Soomaaliya ee Uganda kuwaasi […]

Posted by Kismaayodaily On Nov - 11 - 2012 Add Comments READ FULL POST

Kulanka oo ahaa mid darbi ah ayaa waxaa galabta garoonka Jaamacadaha ee Degmada Hodan isaga horyimid labada kooxood ee Horseed iyo LL.PP. Jeenyo. Waxa galabta garoonka ka dhacay way ka duwanaayeen ciyaarihii horay loo soo arkay ee Horyaalka, marka la eego ciyaarta, goolasha la kala dhaliyey iyo taageerayaasha waxa ay soo bandhigeen. Markii uu garsooruhu yeeriyey seeriga cadeynaya in ciyaartu bilow tahay Daqiiqad ma buuxsamin markii 39-ilbiriqsi gool looga naxsaday kooxda Horseed waxaana goolkaas ku fara yareystay Ciyaaryahanka lambar 7-aad […]

Posted by Kismaayodaily On Oct - 10 - 2012 Add Comments READ FULL POST

Kooxda Horyaalka difaacaneysa ee Elman ayaa maanta fara-ciddi leh  ku guuleysatay intii ay socotay ciyaar u muuqatay in ay bar bar dhac ku dhamaaneyso kaddib markii ay goolka guusha heshay daqiiqadii 90-aad ee cayaarta xili garsooruhu afka ku hayay seeriga, waxaana cayaartu ay ku dhamaatay 3-2. Cayaartii maanta oo soo jiidatay dareenka daawadayaal tobaneeyo kun gaaraya oo ka kala yimid degmooyinka Muqdisho iyo deegaanada ku dhow dhow ayaa lagu tilmaamay cayaartii ugu xamaasada badneyd tan iyo intii horyaalka Soomaaliya uu dib […]

Posted by Kismaayodaily On Oct - 9 - 2012 Add Comments READ FULL POST

Cayaar aad u adkeyd oo ka mida horyaalka heerka 1-aad ee Soomaaliya xilli cayaareedka 2012 ayaa galabta waxaa isaga hor yimid naadiyada Banaadir Sports Club iyo Heegan garoonka jaamacada ee magaalada Muqdisho waxaana ay ku dhamaatay is mari waa 1-1 ah. Wiilasha Heegan oo baacsanayay Elman ayay ka go’neyd in cayaratii galabta ay ku guuleystaan waxaana ay weeraro badan ku qaadeen goolka Banaadir oo iyadana ya ka go’neyd in ay guuleysato si ay kaalinta 2-aad ee horyaalka u timaado. Axmed […]

Posted by Kismaayodaily On Oct - 6 - 2012 Add Comments READ FULL POST

Horyaalka 32aad ee kubadda cagta dalkeenna Soomaaliya ayaa wareegiisa Labaad waxa uu si habsami leh uga soconayaa garoonka Jaamacadaha ee magaalada Muqdisho ayadoo labadii maalmood ee lasoo dhaafayna ay dhaceen ciyaarro xiisa badan. Ciyaartooyda kooxda kubadda Cagta ee LLPP Jeenyo ayaa iyagu maalinnimadii Talaadada aheyd waxey rikoor adag ka jebiyeen ciyaartooyda kooxda Elman oo iyagu difaacanaya horyaalka Seri Ada Dalkeenna islamarkaana aanan marnaba laga badin intii uu tartanku bilowday waxeyna kaga adkaadeen 2-1. Dhinaca kale ciyaartooyda kooxda kubadda cagta ee […]

Posted by Kismaayodaily On Oct - 4 - 2012 Add Comments READ FULL POST
  • RSS
  • Delicious
  • Digg
  • Facebook
  • Twitter
  • Linkedin
  • Youtube

Somali Rowing and Ca

Somali Rowing and Canoeing federation sacks president, interim committee appointed [caption ...

KHUDBADII MADAXWEYNE

KHUDBADII MADAXWEYNE XAAF UU KA JEEDIYAY CALEEMA SAARKIISA Source: Gundhig.

MAXKAMADA CIIDANKA P

MAXKAMADA CIIDANKA PUNTLAND OO XUKUN DIL AH SOO SAARTAY [caption id="attachment_11066" ...

HARGAYSA OO LAGU ARK

HARGAYSA OO LAGU ARKAY KOOX DAACISH AH [caption id="attachment_12599" align="alignright" width="300"] ...

DIYAAR GARAWGII U DA

DIYAAR GARAWGII U DAMBEEYAY EE MAGAALADA CADAADO May 29, 2017 [caption id="attachment_13622" ...

Sponsors

  • http://kismaayodaily.com/?p=10650
  • http://kismaayodaily.com/?p=10650
  • http://kismaayodaily.com/?p=10650
  • http://kismaayodaily.com/?p=10650