Photo: supersport. Ocean Stars - the image of our beloved country. www.kismaayodaily.com - your gateway of Somali Sport news around the world.

The Somali national football are already lodged in at the Mandela Hotel at Namboole having arrived in Kampala on Friday night. The Ocean stars are here two weeks early to start preparations ahead of this year’s Cecafa-Tusker Cup that kicks off on November 24 in Kampala and ends on December 8. Fixtures for the tournament will be released on Monday. Fufa protocol officer WOI Boniface Oryem received the 13-man Somali delegation at the Airport. According to Amir Hassan, an advance [...]

Posted by Kismaayodaily On Nov - 12 - 2012 Add Comments READ FULL POST
Photo: Radio Mogadisho. www.kismaayodaily.com - your gateway of Somali Sports news around the world.

Ciyaartooyda xulka kubadda cagta Qarankeenna Soomaaliya ayaa xalay ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Entebbe ee dalka Uganda waxaana halkaasi ku soo dhaweeyay masuuliyiin ka socotay safaarda iyo qeybaha jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Uganda. Ciyaaryahanada Soomaaliyeed ayaa lagu wadaa in dalka Uganda uga qeyb galaan tartanka Bariga iyo Bartamaha Qaarada Afrika oo sanadkan ay Ugandha marti gelineyso. Ciyaaryahanada marka ay ka soo degeen garoonka waxaa halkaasi uga hortagay wafdi uu hor kacayay xoghayha 1-aad ee safaarada Soomaaliya ee Uganda kuwaasi [...]

Posted by Kismaayodaily On Nov - 11 - 2012 Add Comments READ FULL POST
Photo: Radio Mogadisho. www.kismaayodaily.com - your gateway of Somali sport news around the world

Kulanka oo ahaa mid darbi ah ayaa waxaa galabta garoonka Jaamacadaha ee Degmada Hodan isaga horyimid labada kooxood ee Horseed iyo LL.PP. Jeenyo. Waxa galabta garoonka ka dhacay way ka duwanaayeen ciyaarihii horay loo soo arkay ee Horyaalka, marka la eego ciyaarta, goolasha la kala dhaliyey iyo taageerayaasha waxa ay soo bandhigeen. Markii uu garsooruhu yeeriyey seeriga cadeynaya in ciyaartu bilow tahay Daqiiqad ma buuxsamin markii 39-ilbiriqsi gool looga naxsaday kooxda Horseed waxaana goolkaas ku fara yareystay Ciyaaryahanka lambar 7-aad [...]

Posted by Kismaayodaily On Oct - 10 - 2012 Add Comments READ FULL POST
Photo: Radio Mogadisho. Sport = Somali peace - www.kismaayodaily.com - your gateway of Somali news around the world.

Kooxda Horyaalka difaacaneysa ee Elman ayaa maanta fara-ciddi leh  ku guuleysatay intii ay socotay ciyaar u muuqatay in ay bar bar dhac ku dhamaaneyso kaddib markii ay goolka guusha heshay daqiiqadii 90-aad ee cayaarta xili garsooruhu afka ku hayay seeriga, waxaana cayaartu ay ku dhamaatay 3-2. Cayaartii maanta oo soo jiidatay dareenka daawadayaal tobaneeyo kun gaaraya oo ka kala yimid degmooyinka Muqdisho iyo deegaanada ku dhow dhow ayaa lagu tilmaamay cayaartii ugu xamaasada badneyd tan iyo intii horyaalka Soomaaliya uu dib [...]

Posted by Kismaayodaily On Oct - 9 - 2012 Add Comments READ FULL POST
Photo: Radio Mogadisho. www.kismaayodaily.com - your gateway of Somali sports around the world.

Cayaar aad u adkeyd oo ka mida horyaalka heerka 1-aad ee Soomaaliya xilli cayaareedka 2012 ayaa galabta waxaa isaga hor yimid naadiyada Banaadir Sports Club iyo Heegan garoonka jaamacada ee magaalada Muqdisho waxaana ay ku dhamaatay is mari waa 1-1 ah. Wiilasha Heegan oo baacsanayay Elman ayay ka go’neyd in cayaratii galabta ay ku guuleystaan waxaana ay weeraro badan ku qaadeen goolka Banaadir oo iyadana ya ka go’neyd in ay guuleysato si ay kaalinta 2-aad ee horyaalka u timaado. Axmed [...]

Posted by Kismaayodaily On Oct - 6 - 2012 Add Comments READ FULL POST
www.kismaayodaily.com - your gateway of Somali sports and news around the world.

Horyaalka 32aad ee kubadda cagta dalkeenna Soomaaliya ayaa wareegiisa Labaad waxa uu si habsami leh uga soconayaa garoonka Jaamacadaha ee magaalada Muqdisho ayadoo labadii maalmood ee lasoo dhaafayna ay dhaceen ciyaarro xiisa badan. Ciyaartooyda kooxda kubadda Cagta ee LLPP Jeenyo ayaa iyagu maalinnimadii Talaadada aheyd waxey rikoor adag ka jebiyeen ciyaartooyda kooxda Elman oo iyagu difaacanaya horyaalka Seri Ada Dalkeenna islamarkaana aanan marnaba laga badin intii uu tartanku bilowday waxeyna kaga adkaadeen 2-1. Dhinaca kale ciyaartooyda kooxda kubadda cagta ee [...]

Posted by Kismaayodaily On Oct - 4 - 2012 Add Comments READ FULL POST
Photo: Radio Mogadisho. Defense, center, corners and offense - it must be a team oriented - go SOMALIA's under 17 team. www.kismaayodaily.com - your gateway of SOMALI Sports around the world.

Xulka Kubada cagta dalka Soomaaliya ee da’doodu ka yartahay 17-ka sano ayaa maanta oo jimco ah xulka dhigooda ah ee Sudan ku reebay wareega hore ee isreebreebka cayaaraha dhalinyarada Qaarada Africa, kaddib cayaar aad u adkeyd oo ka dhacday magaalada Khartoum. Cayaarta oo ahayd mid adag ayaa waxaa koox waliba ka go’neyd in ay urursato 3-da dhibcood ee lagu helo guusha cayaarta  isla markaana ay usoo gudubto wareega labaad ee is reeb reebka cayaaraha dhalinyarada Africa, waxaana qeybtii hore ee cayaartu [...]

Posted by Kismaayodaily On Sep - 21 - 2012 Add Comments READ FULL POST
www.kismaayodaily.com - your gateway of Kismaayo, Somali news around the world. Photo: Radio mogadisho.

Soomaaliya oo ah dal ay bur biriyeen dagaalo sokeeye oo ku yaala geeska Africa ayaa sare u kacday kala horeynta dalalka ku jira xiriirka kubada cagta aduunka ee FIFA. Sida ku cad  jadwalkii ugu dambeeyay ee kala horeynta FIFA oo soo baxay bishan September waxaa Soomaaliya ay horay usoo kacday 3 darajo iyadoo timid 187 marka loo eego kala horeyntii lasoo saaray bishi hore oo Soomaaliya ay kaga jirtay 190. Marka loo fiiriyo kala horeyntan ugu dambeysay ee lasoo saaray [...]

Posted by Kismaayodaily On Sep - 6 - 2012 Add Comments READ FULL POST
The Islamist al-Shabab group oppose activities they deem to be "Western", including certain sports. Photo: BBC. www.kismaayodaily.com - your gateway of Somali news around the world.

    The Islamist al-Shabab group oppose activities they deem to be “Western”, including certain sports One of two Somali athletes competing at the Olympic Games in London has denied that they are seeking asylum in the UK. Mohamed Hassan Mohamed, a 1,500m runner, told the BBC Somali Service they both intended to return home. Earlier his compatriot Zamzam Mohamed Farah, who ran in the first heat of the women’s 400m, spoke of the threats she has faced since competing. [...]

Posted by Kismaayodaily On Aug - 14 - 2012 Add Comments READ FULL POST
Photo: Radio Mogadisho. www.kismaayodaily.com - your gateway of Somali news around the world.

Orodyahannada Soomaaliya Oo Ka Dhex Muuqday Tartanka Olombikada Ee London “DAAWO SAWIRRADA” Orodyahannada Soomaaliyeed ee kala ah Zamzam Maxamed Faarax iyo Maxamed Xasan Maxamed ayaa kasoo muuqday fagaaraha Olombikada Aduunka ee London 2012 taasi oo ay shacabka Soomaaliyeed si weyn u sugayeen farxadeeda. Inkastoo ay Shacbiga Soomaaliyeed guud ahaan si gaar ahna bahweynta Sportiga guul ugu tilmaamayaan in Calanka quruxda badan ee Jamhuuriyadeenna kasoo dhex muuqdo fagaarahaas weyn maadaama aynu in mudo ah fagaarayaasha caalamka uga maqneyn saameynta burburka aawgii [...]

Posted by Kismaayodaily On Aug - 4 - 2012 Add Comments READ FULL POST
  • RSS
  • Delicious
  • Digg
  • Facebook
  • Twitter
  • Linkedin
  • Youtube

Egypt and Ethiopia a

Egypt and Ethiopia agree to bridge dam divide Foreign ministers try ...

wiish and his asststants.

www.kismaayodaily.com - your gateway of Somali Sport around the world.

Garsoor Sooamaliyee

Garsooraha Sooamaliyeed ee loo xulay in uu barri qabto cayaarta ...

wiish and his asststants.

www.kismaayodaily.com - your gateway of Somali Sport around the world.

Somali umpire picked

Somali umpire picked up for CECAFA club cup opening match [caption ...

CECAFA Referees at a fitness test Photo By Gishinga Njoroge.

www.kismaayodaily.com - your gateway of Somali Sports news around the world.

CECAFA referees unde

CECAFA referees undergo fitness test   [caption id="attachment_9065" align="alignright" width="226"] CECAFA Referees ...

Photo: www.kismaayodaily.com

and your gateway of Somali news in MN.

Diane Hofstede: Qof

Qof daacad kuu ah - Balan qaaday danaha dadka - ...

Sponsors

  • Cheap reliable web hosting from WebHostingHub.com.
  • Domain name search and availability check by PCNames.com.
  • Website and logo design contests at DesignContest.net.
  • Reviews of the best cheap web hosting providers at WebHostingRating.com.