synthroid 75 mcg ingredients

Somalia: UN envoy welcomes appointment of new Prime Minister 21 December 2013 – The top United Nations official in Somalia congratulated Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed, who was appointed today following a vote in the Federal Parliament, calling the process a key step heading into 2014, which will be “pivotal year” for the country. “I congratulate the new Prime Minister,” Nicholas Kay, Special Representative of the Secretary-General, said in a statement, adding that Abdiweli Sheikh Ahmed takes office as Somalia […]

Posted by Kismaayodaily On Dec - 22 - 2013 Add Comments READ FULL POST

Baarlamaanka oo go’aamiyey xiliga Baarlamaanka la horkeenayo Ra’isulwasaaraha cusub ee Dalka – SAWIRRO iyo VIDEO” Kulankan oo ahaa fadhiga 24aad ee Guddiga Joogtada ah ayaa ka dhacay xafiiska Gudoonka Baarlamaanka waxaana shir gudoominayey Gudoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayadoo kulankana ay kasoo qeybgaleen Gudoomiyeyaasha gudiyada joogtada ah ee Baarlamaanka. Qodobbada looga hadlay Shirka Guddiga Joogtada ah oo socday mudo Lix saacadood ah ayaa waxa ay kala ahaayeen:- Ansixinta qorshe howleedka uu Baarlamaanka ku shaqeynayo sanadka 2014, qorsheynta […]

Posted by Kismaayodaily On Dec - 15 - 2013 Add Comments READ FULL POST

Taariikh Nololeedka Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya C/wali Sheekh Axmed Madaxweynaha Soomaaliya ayaa goor dhow u magacaabay Ra’iisul Wasaare C/wali Sheekh Axmed Maxamed, kaasoo bedelaya Ra’iisul wasaarihii hore Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo 10-cisho ka hor uu Baarlamaanka kala noqday kalsoonida. Munaasabad goor dhow ka dhacday xarunta Madaxtooyada ayaa lagu shaaciyay in C/wali Sheekh Axmed uu yahay Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya. Agaasimaha Madaxtooyada Kamaal Gutale ayaa aqriyay wareegtada uu Madaxweynaha ku magacaabay Ra’iisul wasaare C/wali Sheekh Axmed Maxamed. Ra’iisul […]

Posted by Kismaayodaily On Dec - 12 - 2013 Add Comments READ FULL POST
  • RSS
  • Delicious
  • Digg
  • Facebook
  • Twitter
  • Linkedin
  • Youtube

Somali Rowing and Ca

Somali Rowing and Canoeing federation sacks president, interim committee appointed [caption ...

KHUDBADII MADAXWEYNE

KHUDBADII MADAXWEYNE XAAF UU KA JEEDIYAY CALEEMA SAARKIISA Source: Gundhig.

MAXKAMADA CIIDANKA P

MAXKAMADA CIIDANKA PUNTLAND OO XUKUN DIL AH SOO SAARTAY [caption id="attachment_11066" ...

HARGAYSA OO LAGU ARK

HARGAYSA OO LAGU ARKAY KOOX DAACISH AH [caption id="attachment_12599" align="alignright" width="300"] ...

DIYAAR GARAWGII U DA

DIYAAR GARAWGII U DAMBEEYAY EE MAGAALADA CADAADO May 29, 2017 [caption id="attachment_13622" ...

Sponsors

  • http://kismaayodaily.com/?p=10650
  • http://kismaayodaily.com/?p=10650
  • http://kismaayodaily.com/?p=10650
  • http://kismaayodaily.com/?p=10650