synthroid 75 mcg ingredients

Baarlamaanka Soomaaliya Waxa uu Hambalyeeynayaa Golaha Wakiillada Puntland iyo Gudoonkooda Cusub… – WARSAXAAFADEED Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa uu hor iyo horaan Hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Xildhibaannada Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Puntland ee Soomaaliya oo uu ku ammaanayo sidii quruxda badneyd ee ay shalay oo taariikhdu ku beegneyd 04-January-2014 u qabteen doorashada Gudoomiyaha Gudoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland iyo ku xigeennadiisa. Tallaabada ay Xildhibaannada Golaha Wakiillada Puntland ku doorteen Afhayeenkooda iyo labadiisa ku xigeen waxa ay ka turjumeysaa hirgelinta […]

Posted by Kismaayodaily On Jan - 7 - 2014 Add Comments READ FULL POST

Barkhad Abdi’s incredible journey When it comes time for “The Envelope, Please …” at the Oscars in March, the talk around Hollywood is that a young man from Minneapolis will be among the finalists for Best Supporting Actor. Our Mo Rocca has his story: If you’ve seen “Captain Phillips,” even if you’ve just seen a commercial for it, you know the moment when Somali pirates storm the bridge of the cargo ship Maersk Alabama, and the lead pirate, Muse, confronts […]

Posted by Kismaayodaily On Jan - 7 - 2014 Add Comments READ FULL POST

Liiska Garsooreyaasha cusub ee FIFA oo la shaaciyay (Soomaaliya oo wiilal dhalinyaro ahi ugu jiraan) Xiriirka kubada cagta aduunka ee FIFA ayaa shaaciyay Liis dheer oo ay ku tixan yihiin garsooreyaasha cusub ee loo qaatay caalami sanadka 2014-ka waxaana liiskaas ugu jira Soomaaliya rag dhalin yaro ah, iyadoona meesha laga saaray ragii hore ee odayada noqday sida liiska ku cad. Garsooreyaashan Soomaaliyeed ayaa sanadahanba kasoo shaqeynayay horyaalka dalka, hase ahaatee waxaa sida muuqata ay ku cusubyihiin masraxa garsoorka caalamiga ah […]

Posted by Kismaayodaily On Jan - 4 - 2014 Add Comments READ FULL POST

New Somali faces appear amongst FIFA int’l referees list The International Football Federation (FIFA) has announced the list of 2014 International referees and assistant referees, the list which shows young Somali faces who are the seemingly new to the international platform, but had so far served as referees in the country’s National league. Some of the new faces who appeared in the international list include: Mohamed Hagi Hassan, Mohamed Mussa Abdullahi, Aweys Abdullahi Sheik and Ali Mohamud Mahad and as […]

Posted by Kismaayodaily On Jan - 4 - 2014 Add Comments READ FULL POST

BARNAMIJKA WAXQABADKA WASARADDA ARIMAHA DIBADA FOWSIYA XAAJI JANAAYO 03, 2014 Qeyb ka mid ah muuqaalka Waxqabadka H.E.Fawzia Yusuf H. Adam Ra’iisul wasaare kuxigeen,Wasiirka Arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga. muuqaalkani , waa mid kooban , marka loo eego waxqabadka balaaran ee Wasaaradda , heshiisyadii dowladdu saxiixday, guulaha siyaasadda dibadda ,dhiiri gelinta qurba jooga iyo wixii la mid ah . Source: Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation

Posted by Kismaayodaily On Jan - 4 - 2014 Add Comments READ FULL POST

Corruption Perceptions Index 2013   Corruption remains a global threat Corruption Perceptions Index 201 Corruption remains a global threat The Corruption Perceptions Index 2013 serves as a reminder that the abuse of power, secret dealings and bribery continue to ravage societies around the world. The Index scores 177 countries and territories on a scale from 0 (highly corrupt) to 100 (very clean). No country has a perfect score, and two-thirds of countries score below 50. This indicates a serious, worldwide […]

Posted by Kismaayodaily On Jan - 1 - 2014 Add Comments READ FULL POST

Sioux Falls Recognizes Man’s Effort In Somali Community SIOUX FALLS, SD – Sioux Falls recognized the efforts of one man who is trying to help a growing population transition to American Culture. The day belongs to Yusuf Hassan. Mayor Mike Huether read a proclamation about what Hassan does for the city and its expanding Somali population. “I’m so proud of working with the communities here in Sioux Falls, South Dakota with the various ethnics, various cultures. Working with them the […]

Posted by Kismaayodaily On Dec - 31 - 2013 Add Comments READ FULL POST

Somali FA Annual congress lauds for the major moves forward in 2013 Somalia, a country recovering from decades-long civil wars, currently sees a better football future, as the country’s football federation (SFF) stakeholders showed full satisfaction with the 2014 developmental strategy plus what has been recognized by the stakeholders as ‘unprecedented’ activities accomplished in the country, in the year 2013. Those include: the implementation of the first ever FIFA grassroots coaching course for Somalia, a move that was part of […]

Posted by Kismaayodaily On Dec - 31 - 2013 Add Comments READ FULL POST

Horyaalka Soomaaliya oo dib u furmaya sanadka cusub Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa shaaca ka qaaday maanta oo Axad ah in horyaalka kubada cagta dalka ee ‘Nation Link Telecom Championship’ uu dib u furmayo maalinta Arbacada ah ee inasoo aadan oo bisha Janaayo ay tahay 1 sanadka 2014-ka, waxaya cayaarta ugu horeysa isaga hor imaan doona naadiyada kala ah Jeenyo United iyo Elman FC oo horyaalka difaacaneyesa. Sida ku cad jadwalka maanta la sii daayay, naadiga ciidanka Booliska Soomaaliyeed […]

Posted by Kismaayodaily On Dec - 29 - 2013 Add Comments READ FULL POST

Somalia’s top league to resume on New Year’s Day The Somali Football Federation announced Sunday that the country’s Nation Link Telecom Championship will officially resume on Wednesday, January the 1st 2014, With Jeenyo United taking on defending champions Elman FC on the resumption day. According to the released schedules, the Somali Police-owned Club Heegan will encounter Savana FC on Thursday as Dekedda will face Banadir Sports Club on Friday. The Jeenyo-Elman Clash on Wednesday and that match of Friday are […]

Posted by Kismaayodaily On Dec - 29 - 2013 Add Comments READ FULL POST
  • RSS
  • Delicious
  • Digg
  • Facebook
  • Twitter
  • Linkedin
  • Youtube

DIIRADDA GANACSIGA 1

DIIRADDA GANACSIGA 14-05-2017 Source: GoobJoog!

1. Madaxweyne Maxame

Madaxweyne Maxamed C/llahi Farmaajo oo Safarkiisii ugu horeeyey u ambabaxay. Posted ...

Madaxweyne Farmaajo

Madaxweyne Farmaajo oo Xasan Cali Kheyre u Magacaabay Raisul Wasaaraha Dalka. Madaxweynaha ...

OMAR SHOOLI iyo Fana

OMAR SHOOLI iyo Fanaaniinta MN iyo Europe Maxay Isku Haystaan? Waxaa ...

Somalia inaugurate f

Somalia inaugurate first ever regional football league [caption id="attachment_13993" align="alignright" width="300"] ...

Sponsors

  • http://kismaayodaily.com/?p=10650
  • http://kismaayodaily.com/?p=10650
  • http://kismaayodaily.com/?p=10650
  • http://kismaayodaily.com/?p=10650