synthroid 75 mcg ingredients

Meet Your Somali Neighbors Thursday, Feb. 6 6:30-8:30 p.m. Community Forum St. Louis Park Rec Center, Banquet Room, 3700 Monterey Drive • Discuss Somali cultural beliefs, religion and family roles • Enjoy Somali refreshments and entertainment • Photo exhibit provided by MN6I Group This event is free, but registration is required. Register online at www.slpcommunityed.com or call 952-928-6442. Sponsored by Children First, St. Louis Park Community Education, the City of St. Louis Park, the Joint Community Police Partnership, the Faith […]

Posted by Kismaayodaily On Jan - 23 - 2014 Add Comments READ FULL POST

Waalidiinta Qurbaha: cidaan adinka ahayn xilka kama saarna caruurtiina dhaqankooda iyo diintooda. Inta aanan u gelin faalada qoraalkayga, aan idin xasuusiyo dhaqankeena ku salaysan diinta islaamka in uu yahay mid lagu faano. Dhaqankaas oo aan waligay hilmaamayn inkastoo ay iigu danbaysay hoyga dhaqankeena, Soomaaliya, in ka badan 22 sano. Intaa kadib, sida aad ka maqashaan idaacada wararka ama aad ka aqristaan shabakadaha wararka, ama aad ka daawataan idaacadaha wararka ee la iska arko, waxaa jirta in dhalinta Soomaaliyeed ee Qurbaha […]

Posted by Kismaayodaily On Jan - 11 - 2014 Add Comments READ FULL POST

Baarlamaanka oo go’aamiyey xiliga Baarlamaanka la horkeenayo Ra’isulwasaaraha cusub ee Dalka – SAWIRRO iyo VIDEO” Kulankan oo ahaa fadhiga 24aad ee Guddiga Joogtada ah ayaa ka dhacay xafiiska Gudoonka Baarlamaanka waxaana shir gudoominayey Gudoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayadoo kulankana ay kasoo qeybgaleen Gudoomiyeyaasha gudiyada joogtada ah ee Baarlamaanka. Qodobbada looga hadlay Shirka Guddiga Joogtada ah oo socday mudo Lix saacadood ah ayaa waxa ay kala ahaayeen:- Ansixinta qorshe howleedka uu Baarlamaanka ku shaqeynayo sanadka 2014, qorsheynta […]

Posted by Kismaayodaily On Dec - 15 - 2013 Add Comments READ FULL POST

Britain fired up over khat popularity British government looking to ban the stimulant, but many migrants say khat is part of their culture. Southall, London – On a rainy night in West London, home to one of the capital’s largest Somali communities, inquiries into the whereabouts of the nearest mafrish or “khat house” illicit chuckles from the locals. The usual customers purchasing the green herbal stimulant – popular with the diaspora from the Arabian peninsula and Horn of Africa from […]

Posted by Kismaayodaily On Dec - 14 - 2013 Add Comments READ FULL POST

Taariikh Nololeedka Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya C/wali Sheekh Axmed Madaxweynaha Soomaaliya ayaa goor dhow u magacaabay Ra’iisul Wasaare C/wali Sheekh Axmed Maxamed, kaasoo bedelaya Ra’iisul wasaarihii hore Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo 10-cisho ka hor uu Baarlamaanka kala noqday kalsoonida. Munaasabad goor dhow ka dhacday xarunta Madaxtooyada ayaa lagu shaaciyay in C/wali Sheekh Axmed uu yahay Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya. Agaasimaha Madaxtooyada Kamaal Gutale ayaa aqriyay wareegtada uu Madaxweynaha ku magacaabay Ra’iisul wasaare C/wali Sheekh Axmed Maxamed. Ra’iisul […]

Posted by Kismaayodaily On Dec - 12 - 2013 Add Comments READ FULL POST

Magacyada Wasiirada Jubbaland 1-      Madaxweyne ku Xigeenka 2aad Jubba-land – Suldaan C/qadir Maxamed’’Lugadheere (Hawiye/Shiikhaal). 2-      Wasiirka Ganacsiga & Warshadaha-Axmed C/Xafiid Maxamed(Digil iyo Mirifle/Dabarre ). 3-      Wasiirka Beeraha’Xoolaha & Kalluumeysiga-Prof-Maxamed Aadan Jaamac (Daarood/Mariixaan Habar Ciise 4-      Wasiirka Arrimaha Bulshada-Macalin Maxamed ibraahim Maxamuud(Daarood/Ogaadeen-Coolyahan ). 5-      Wasiirka Caafimaadka & Fayo-Dhowrka-Xasan Daahir Yaroow(Daarood/Mariixaan Rer Xasan). 6-      Wasiirka Qorsheynta & Xidhiidhka Caalamiga- Maxamed Nuur iftiin :Shambaro’’ (jareer Weyne ). 7-      Wasiirka Arrimaha Gudaha Amniga-Maxamed Warsame Faarax Darwiish’’ (Daarood/Majeerteen-Bicidyahan). 8-      Wasiirka Maaliyadda- Maxamed Sh. Yuusuf Cumar (Coor-Male ). 9-      Wasiirka Macdanta’Biyaha iyo Bey’adda-Cabdinuur Cali Aadan ( […]

Posted by Kismaayodaily On Dec - 7 - 2013 Add Comments READ FULL POST

Isku Aadka Koobka Adduunka ee Brazil 2014 Isku aadka Koobka Adduunka oo dalka Brazil lagu soo gabo gabeeyay sameyntooda ay ka qeyb galayaan 32 xul, kuwaasi oo loo kala qeybiyay ilaa iyo sideed guruub oo min afar wadan  ah, waxayna xulalka isku arkayaan sida tan:- World Cup in Brazil 2014 Groups: Group A: Brazil, Croatia, Mexico, Cameroon Group B: Spain, Netherlands, Chile, Australia Group C: Colombia, Greece, Ivory Coast, Japan Group D: Uruguay, Costa Rica, Italy, England Group E: Switzerland, […]

Posted by Kismaayodaily On Dec - 7 - 2013 Add Comments READ FULL POST

Kenya: Somali repatriation process must be voluntary, UN agency stresses 26 November 2013 – The agreement signed earlier this month between the United Nations refugee agency and the Governments of Somalia and Kenya supports the voluntary repatriation of Somali refugees, a UNHCR spokesperson has stressed, reiterating that the parties are not forcing anyone to return to Somalia. “UNHCR does not support forced returns,” UN Refugee Agency spokesperson, Adrian Edwards, told journalists today in Geneva. “This understanding was reaffirmed last Friday,” […]

Posted by Kismaayodaily On Nov - 29 - 2013 Add Comments READ FULL POST

Somalis struggle after devastating cyclone wipes out livestock More than 100,000 people are struggling in Somalia’s cyclone-hit northeastern Puntland region, aid agencies warned Friday, saying floodwaters had wiped out the livestock two-thirds of the people survive on. A joint statement by 12 agencies — including Somali organisations as well as international ones such as CARE International, Oxfam, Save the Children, Refugees International and World Vision — said that people are “in dire need of food, clean drinking water and shelter”. […]

Posted by Kismaayodaily On Nov - 29 - 2013 Add Comments READ FULL POST

Toronto police recruiters eye Somali-Canadian officers Recruitment drive to help build trust with community Toronto police recruiters on Saturday held special trial runs with an eye on hiring a specific segment of the population — Somali-Canadian officers. More than 50 young men and women participated in the information session, which was part of a plan to restore trust between the community and law enforcement officials by putting more Somali-Canadians in Toronto police uniforms. Following instructions from police trainers, the aspiring officers pushed […]

Posted by Kismaayodaily On Nov - 3 - 2013 Add Comments READ FULL POST
  • RSS
  • Delicious
  • Digg
  • Facebook
  • Twitter
  • Linkedin
  • Youtube

Somali Rowing and Ca

Somali Rowing and Canoeing federation sacks president, interim committee appointed [caption ...

KHUDBADII MADAXWEYNE

KHUDBADII MADAXWEYNE XAAF UU KA JEEDIYAY CALEEMA SAARKIISA Source: Gundhig.

MAXKAMADA CIIDANKA P

MAXKAMADA CIIDANKA PUNTLAND OO XUKUN DIL AH SOO SAARTAY [caption id="attachment_11066" ...

HARGAYSA OO LAGU ARK

HARGAYSA OO LAGU ARKAY KOOX DAACISH AH [caption id="attachment_12599" align="alignright" width="300"] ...

DIYAAR GARAWGII U DA

DIYAAR GARAWGII U DAMBEEYAY EE MAGAALADA CADAADO May 29, 2017 [caption id="attachment_13622" ...

Sponsors

  • http://kismaayodaily.com/?p=10650
  • http://kismaayodaily.com/?p=10650
  • http://kismaayodaily.com/?p=10650
  • http://kismaayodaily.com/?p=10650