synthroid 75 mcg ingredients

Blog Archives

Dheemanay: Dhaantadu Ma Xadraday La Dhalatay Sida aad ka warqabtaan waxaa ayaamahaan soo badanayey fanaaniin cusub oo casriyey ciyaarihii hidaha iyo dhaqanka, una bedelay qaab heeseed oo ay dhalinta maanta ka daba dhacday. Intaas waxaaba dheer, in madaxwaynaha Soomaaliya markii uu booqday Kismaayo, shabakadaha wararka ayna tuseen isaga oo dhaanto ciyaaraaya. Waxaa sidoo kale, shabakadaha wararka aan ka daawanay madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Puntland oo la ciyaaraaya dhaanto madaxwaynaha kilinka Soomaalida ee Ethiopia. Inkasta oo aanan u lahayn qibrad aad u […]

Posted by Kismaayodaily On Mar - 11 - 2014 Add Comments READ FULL POST

JDA Press Release- UN To Restore Somali Arms Embargo Immediate Press Release: February 19th 2014 re-impose the arms embargo on Somalia Jubbaland Diaspora Association is dismayed the recent confidential U.N. monitors’ report obtained by Reuters published on February 19th, warning of “systematic abuses” by Somalia’s government – which the monitors say has allowed the diversion of weapons that Somali authorities purchased after the Security Council eased the arms embargo last year. The senior diplomat said some Security Council members might […]

Posted by Kismaayodaily On Feb - 22 - 2014 Add Comments READ FULL POST

     Dareenka Somaalinimo: Shalay iyo Maanta.   ‘ Talo iyo Tusmo’   Open For The Public   When: Xafladda oo laqabandoono Saturday, February 22, 2014 6:00pm – 9:00pm   Where: OHIO STATE UNIVERSITY Ohio Union: 1739 N High Street Columbus, OH 43210   For more information, please contact: Abukar Senai 614-560-4705  

Posted by Kismaayodaily On Feb - 18 - 2014 Add Comments READ FULL POST

Soomaaliya iyo Nadhaamka Federaaliga: Yaa Diidan, Yaase Ogol? Macnaha cinwaanka qoraalkayga aqristow waad iska garan kartaa madaama labada arin ee lagu xusay cinwaanka aad mid uun aaminsan tahay, midna aad ka soo horjeedo. Si kastaba ha ahaatee, hadaan nahay dadka Soomaali ku abtirsada Bari, Galbeed, Waqooyi iyo koonfurba, dhamaanteen, waxaa naga go’an Soomaalinimada iyo in Soomaaliya ay Soomaali leedahay. Waxaase xusid mudan, in kuwa dhalashada Soomaalinimada qaatay, waa haday jiraane, si kastaba ha ku qaataane, in ay iyaguba laga yaabee […]

Posted by Kismaayodaily On Feb - 17 - 2014 Add Comments READ FULL POST

Somalia Maxay Ka Tiri: Goofafka Ama Dhulka La Isku Haysto Waxaa ayaantaan websiteyada iyo khadadka Internetka qaar ka mida la isla dhex marayey Video gabar Soomaaliyeed oo ka codsanaysa madaxda dowlada federaalka, madaxda dowlad goboleedyada hada jira iyo dhamaan umadda Soomaaliyeed in ay ku garab siiyaan sidii dhul ka maqan ay u soo ceshan lahayd. Sida ku cad waraysiga ay bixisay, waxay sheegtay in uu dhulkeeda si xoog leh ku haysto nin ka mida madaxda sare ee Waaxda Socdaalka Soomaaliyeed. […]

Posted by Kismaayodaily On Feb - 2 - 2014 Add Comments READ FULL POST

It’s Somali vs Somali at TDSB “We are tired of being marginalized. We came to Canada to integrate, but it seems officials at the TDSB would like us to segregate ourselves into ghettoes.” Those are the words of Suban Abdullahi, mother of two kids in the Toronto school system and three more who have graduated and are now in university. She is one angry Canadian, livid over a proposal by the Toronto District School Board (TDSB) to create a “Somali […]

Posted by Kismaayodaily On Jan - 23 - 2014 Add Comments READ FULL POST

Uganda, Somali police sign MOU to counter terrorism   The Uganda Police Force (UPF) yesterday signed a Memorandum of Understanding (MoU) with the Somali National Police Force (SNPF) will among other enhance cooperation between them and add muscle to efforts to combat terrorism.  The enhanced cooperation will pave way for capacity building by the forces through increased training, acquisition of equipment and intelligence information sharing, with the view  the possibility of carrying out joint operations, with both sides benefitting. Gen. […]

Posted by Kismaayodaily On Jan - 18 - 2014 Add Comments READ FULL POST

Liiska Wasiirudowlayaasha iyo Wasiir ku xigeennada Cusub ee uu Ra’isulwasaaraha magacaabay Wasiirudowlayaasha Mudane Maxamuud Macalin Yaxye Wasiirudowlaha Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Mudane C/laahi Maxamed Nuur Wasiirudowlaha Maalliyadda Mudane Burci Maxamed Xamza Wasiirudowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Maxamed Cali Xagaa Wasiirudowlaha Gaashaandhigga Mudane Daa’uud C/kariin Cumar Wasiirudowlaha Amniga Qaranka Wasiir Ku Xigeennada C/raxmaan Maxamed Saalax Bankax Wasiir ku xigeenka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Fahmo Axmed Nuur Wasiir ku xigeenka Maalliyadda Cabdalla Xuseen Cali Wasiir ku xigeenka Gaashaandhigga Mahad Maxamed […]

Posted by Kismaayodaily On Jan - 17 - 2014 Add Comments READ FULL POST

Liiska Cusub ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa goor dhow ku dhawaaqay golaha Wasiirrada cusub ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayadoo Munaasabadda magacaabistana ay hada ka socoto xarunta Madaxtooyada Qaranka. Ra’isulwasaaraha ayaa tilmaamay in magacaabistan ay ka dambeyso wadatashi ballaaran islamarkaana uu ka ogolaadan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Waxaana uu ka codsaday Xildhibaannada Baarlamaanka iney ansixiyaan Golaha Wasiirrada.     Golaha Wasiirrada ee uu soo dhisay Ra’isulwasaaraha ayaa […]

Posted by Kismaayodaily On Jan - 17 - 2014 Add Comments READ FULL POST

Retired Somali Int’l Ass Ref focuses on instructor field. The recently retired Somali International Football Assistant referee Abdirahman Abdi Omar “Shurie” revealed here on Thursday that he was interested in turning his career into the field of referee instructor in a bid to be able to help educate future football referees in his country. “Football refereeing is my number one favourite, so since I returned from the job both internationally and locally, I would like still to be in the […]

Posted by Kismaayodaily On Jan - 16 - 2014 Add Comments READ FULL POST
  • RSS
  • Delicious
  • Digg
  • Facebook
  • Twitter
  • Linkedin
  • Youtube

Somali Rowing and Ca

Somali Rowing and Canoeing federation sacks president, interim committee appointed [caption ...

KHUDBADII MADAXWEYNE

KHUDBADII MADAXWEYNE XAAF UU KA JEEDIYAY CALEEMA SAARKIISA Source: Gundhig.

MAXKAMADA CIIDANKA P

MAXKAMADA CIIDANKA PUNTLAND OO XUKUN DIL AH SOO SAARTAY [caption id="attachment_11066" ...

HARGAYSA OO LAGU ARK

HARGAYSA OO LAGU ARKAY KOOX DAACISH AH [caption id="attachment_12599" align="alignright" width="300"] ...

DIYAAR GARAWGII U DA

DIYAAR GARAWGII U DAMBEEYAY EE MAGAALADA CADAADO May 29, 2017 [caption id="attachment_13622" ...

Sponsors

  • http://kismaayodaily.com/?p=10650
  • http://kismaayodaily.com/?p=10650
  • http://kismaayodaily.com/?p=10650
  • http://kismaayodaily.com/?p=10650