synthroid 75 mcg ingredients

Maahmaahda Ugu Liidata Waa: ‘Guri Kasta Waxuu La Xiran Yahay Dhibtiisa’ Aqristow marka hore aan ku xasuusiyo wiilkii Soomaaliyeed ee ka yaabiyey Aduunka oo dhan ee gobolka California (kaliforniya), ee dalka Maraykanka, isaga oo isku qariyey meesha ay diyaaraduhu ku xaraysataan taayarada marka ay hawada galaan, taas oo ah mid taageeraysa arimaha aan ku xusi doono qoraalkaygan. Wiilkaas in uu qatartaas u bareero waxaa keenay jacaylka uu u qabo Hooyadiis oo uusan sanado badan arkin, maqlina, iyada oo sida la […]

Posted by Kismaayodaily On Apr - 27 - 2014 Add Comments READ FULL POST

Shirweynihii Eurosom 2014 oo qodobo muhiim ah looga hadlay. UEROSOM opo ah dallad ay ku mideysan yihiin ururada Soomaalida ee ka jira Yurub ayaa shir weynohoodii sanadlaha ahaa oo lagu qabtay magaalada Goteberg ee wadanka iswiidhan waxaa lagu daahfuray warbixinguud oo ay soo jeediyeen gudiga qabanqaabada ee ururka SSK waxqabadka iyo diyaargarowga tartanka ayagoo si diirana u soo dhaweeyay dhamaan wufuudii ka soo qeybgashay shirweynaha Eurosom. kadib waxaa hadalka qaatay gudoomiyaha gudiga farsamada iyo anshaxa ahna wakiilka Eurosom ee Somalia […]

Posted by Kismaayodaily On Apr - 16 - 2014 Add Comments READ FULL POST

Kenya oo xabsiga ka sii deysay cayaaryahanka qaranka Soomaaliya Saadaq Cabdulqaadir. Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa si weyn usoo dhaweeyay sii deyntii ay ciidamada Kenya xabsiga kasii daayeen cayaaryahan ka tirsan xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka yartahay 20-ka sano kaasoo la sii daayay xalay kaddib muddo laba habeen ah oo uu xirnaa. Sii deynta shuruud la’aanta ah ayaa timid kaddib dadaal is daba joog ah oo socday labadii maalmood ee lasoo dhaafay si loo xaqiijiyo sii deynta cayaaryahanka […]

Posted by Kismaayodaily On Apr - 12 - 2014 Add Comments READ FULL POST

Baraawe: Adkayso Alshaqaaq Waa Shulaayaane Hadaan nahay Soomaali, dagaalkii sokeeye iyo dhibtii aan ka dhaxalnay, waxaa uu ALLAH nagu samatabixiyey diinteena macaan, dhaqankeena iyo dhiiga na mideeya. Soomaalinimada waa mid soo jirayn ah, oo aan si fudud ku go’ayn, madaama hore loo yiri “Soomaali waa is dishaa, laakiin isma qadiso” Aqristow meel aan ka maqlay maahmaahdaas ma xasuusto, laakiin waa ra’yi fiican oo tilmaamaaya wax qaybsiga Soomaalida. Warka dulucdiisa aan u soo noqdee, maalin iyo cawo, miday u tahay reer […]

Posted by Kismaayodaily On Apr - 10 - 2014 Add Comments READ FULL POST

Kenya tightens noose around Somalis after blasts Kenyan security forces have stepped up security measures in the capital, Nairobi, mainly targeting Somali nationals, after a string of blasts in the city. On March 31, at least six people were killed and several others injured in a grenade explosion near a food kiosk and bus stop in Nairobi. The blast took place in the capital’s Eastleigh — a suburban area which is often known as ‘Little Mogadishu’ because of its predominantly […]

Posted by Kismaayodaily On Apr - 6 - 2014 Add Comments READ FULL POST

Qurbojoogta: Oo Ka Welwelson Go’aanka Dowlada Kenya Ku Amartay In Qaxootigu Ka Baxaan Nairobi.   Waxaa qaar ka mida Qurbojoogta degan magaalada Minneapolis, ee gobolka MN, ee dalka Maraykanka ee aan la hadlay ka muujiyeen walaac aad u wayn go’aankii ay dowlada Kenya ay ku amartay in qaxootiga degan magaalooyinka in ay ku laabtaan ama degaan xeryaha qaxootiga loogu talagalay. Taas oo ay dowlada Keyan ku tilmaantay in ay uga hortagayso falalka argagaxisanimada ee hore u dhaci jiray.Qurbojoogta oo aan […]

Posted by Kismaayodaily On Mar - 27 - 2014 Add Comments READ FULL POST

Horseed wins Somali Volleyball championship. After its recent return into the world volleyball platform, the Somali Volleyball Federation successfully concluded the country’s 26th men’s championship with the Somali military team Horseed winning the final match over the weekend. Horseed which is recognized as the country’s most powerful volleyball team defeated Dekedaha by 3-1 in the match which was played at the Wiish stadium. The match gathered a big number of spectators including Somali NOC executive committee members Haji Mohamed Ahmed […]

Posted by Kismaayodaily On Mar - 27 - 2014 Add Comments READ FULL POST

Puntland ha Ku Faantee: Khayraadka Bada, Beeyada iyo Luubaanta, Dadkii Lahaa Maxaa Loo Qabtay?   Waxaa ayaantaan shabakadaha wararka qora iyo kuwa la iska arko ee afsoomaaliga ku salaysan wax ka qoreen ama ay natuseen dowlada Puntland oo ku faanaynaysa beeyada, luubaanta iyo khayraadka bada. Hase yeeshee, waxaa is waydiin mudan: maxaa loo qabtay guud ahaan dadka dega xeebaha Soomaliya, gaar ahaana kuwa xeebaha Puntland dega? Jawaabtu waa waxba.   Sidoo kale, waxaa iyadan iswaydiiyey mudan in maamulka Puntland qayraadkaas […]

Posted by Kismaayodaily On Mar - 22 - 2014 Add Comments READ FULL POST

HENNEPIN COUNTY SHERIFF’S OFFICE News Release Religious Head Coverings for Inmates March 20, 2014 (MINNEAPOLIS) – The Hennepin County Sheriff’s Office(HCSO) hosted a press conference today announcing the addition of a policy regarding religious head coverings for inmates.  Absent a threat to safety and security, individuals in custody will be allowed to wear a religious head covering while incarcerated at the Hennepin County Public Safety Facility.  Religious head coverings can include but are not limited to: a yarmulke, hijab, and kufi. […]

Posted by Kismaayodaily On Mar - 21 - 2014 Add Comments READ FULL POST

Amnesty censures Kenya over Somali refugees Amnesty International says extensive intimidation and human rights abuse is forcing Somali refugees out of Kenya. In a report published on Wednesday, the human rights group warned over the hostile environment in Kenya, saying that the refugees are actively targeted by the police with indiscriminate arrests. According to the report, named No Place Like Home, the refugees are even denied access to registration, meaning they are illegally staying in the African country. “The environment […]

Posted by Kismaayodaily On Mar - 13 - 2014 Add Comments READ FULL POST
  • RSS
  • Delicious
  • Digg
  • Facebook
  • Twitter
  • Linkedin
  • Youtube

Somali Rowing and Ca

Somali Rowing and Canoeing federation sacks president, interim committee appointed [caption ...

KHUDBADII MADAXWEYNE

KHUDBADII MADAXWEYNE XAAF UU KA JEEDIYAY CALEEMA SAARKIISA Source: Gundhig.

MAXKAMADA CIIDANKA P

MAXKAMADA CIIDANKA PUNTLAND OO XUKUN DIL AH SOO SAARTAY [caption id="attachment_11066" ...

HARGAYSA OO LAGU ARK

HARGAYSA OO LAGU ARKAY KOOX DAACISH AH [caption id="attachment_12599" align="alignright" width="300"] ...

DIYAAR GARAWGII U DA

DIYAAR GARAWGII U DAMBEEYAY EE MAGAALADA CADAADO May 29, 2017 [caption id="attachment_13622" ...

Sponsors

  • http://kismaayodaily.com/?p=10650
  • http://kismaayodaily.com/?p=10650
  • http://kismaayodaily.com/?p=10650
  • http://kismaayodaily.com/?p=10650