synthroid 75 mcg ingredients

Blog Archives

Nadhaamka Federaaliga Soomaaliya: Ma ‘Hiraan iyo Galgaduud’ Ayuu Iska Qaban La’a yahay, Mise? Ilaa iyo maalintii la ansaxisey Dastuurkii Federaaliga kudhisan ee Soomaalia, waxaa Qurbaha iyo dalkaba ka bilowday dadaal ku salaysan isu soo dhawaynta gobolada midoobi kara oo ku salaysnaa sida ay goboladu deegaan ahaan isu xigaan. Shirarka noocaas oo kale ah oo caado unoqotay in ay ka wada qaybqaataan dhamaan dadka deegaanada wada dega, ha ahaadeen kuwa ugu tirada badan ama kuwa laga tiro badan yahay, ayagoo dhamaan […]

Posted by Kismaayodaily On May - 12 - 2014 Add Comments READ FULL POST

Puntland-Garowe City: ‘Oo Kaalinta Labaad Ka Gashey Ciyaaraha Bariga iyo Bartamaha Africa Inter-Cities’ Waxaa jira dad badan oo nadhaamka Federaalismka u arka in uu yahay mid dhaawacaaya diinta iyo dhaqanka Soomaaliyeed. Waxaase la yaableh in dadkaasi aysan ka warqabin in Dowladaha Aduunka kuwa ugu tayo iyo tabar badani: America, Canada iyo Germany oo ay ku nool yihiin, ay ku dhisan yihiin nadhaam ku salaysan Federaalism. Nadhaamkaasoo ogol in qofkasta oo American, Canadian ama German ahi ku noolaan karo meeshuu doono. […]

Posted by Kismaayodaily On May - 11 - 2014 Add Comments READ FULL POST

  Kooxda Basket boolka Somalia oo final-ka u Gudubtay 23-sano kadib “Sawirro” Maanta ayaa la ciyaaray tartanka magaalooyina bariga iyo bartamaha africa inter city Game ciyaartii la wada sugayay ee same finalkii tartanka magaaliyinka bariga iyo bartamaha africa inter city Game. Ciyaartaan oo ka duweyn ciyaarihii hore ayaa aheyd ,id aad u adag oo ay wada ciyaareen CITI ZENS SOUTH SUDAN magaalo madaxda labaad ee South Sudan iyo magaalo madaxda Puntalnd ee Garowe Soomaaliya. Tartanka ayaa aha mid aad u adag waxaana aan la isku […]

Posted by Kismaayodaily On May - 10 - 2014 Add Comments READ FULL POST

Madaxwayne Hassan Sheikh Mohamoud: Iscasil Si Aad Ubadbaadiso ‘Geedi Socodka Nabada’ Qoraalkaan inta aan ugelin, aan idin xasuusiyo qoraal aan qoray taariikhdu markay ahayd April 12, 2014 oo aan cinwaan uga dhigay “Madaxwayne Hassan Sheikh Mohamoud: Ma La Gaarey Waqtigii Aad Is Casili Lahayd?” Qoraalkaas oo ku saabsanaa sida ay QurboJoogta Soomaaliyeed uga xumaadeen in Madaxwaynaha Dowlada Federaalka ee Soomaaliya ka aamuso sida waxshinimada leh oo ay ciidamadeeda sida gaarka ah loo tababaray ee dalka Kenya ee loo yaqaan “GSUda” […]

Posted by Kismaayodaily On May - 6 - 2014 Add Comments READ FULL POST

Madaxwayne Hassan Sheikh Mohamoud Hurdada Kama Kaceen Hadaysan Ahayn ‘Shabakadaha Wararka’ Dadkii ka damqadey sida ciidamada GSUda ula dhaqmeen hooyooyinka , gabdhaha iyo caruurta Soomaaliyeed, ayaa waxaa ugu horeeya SHABAKADAHA wararka ee sida gaarka loo leeyahay. Ha ahaadeen kuwa SOOMALILAND, PUNTLAND, ama kuwa Baydhabo, Boosaaso, Gaarisa, Garbahaarey, Hargaysa, Jigjiga, Kismaayo, Marka, Mogadisho iyo Nairobi. Kuwaas oo noqdey isha wararka, iyaga oo kiciyey dadka dareenka wadanimo ama Soomaalinimo ku jirto ee dalka iyo dibadiisa jooga. Kuwaasoo ilaa iyo waqtigii ay bilaabatey […]

Posted by Kismaayodaily On Apr - 29 - 2014 Add Comments READ FULL POST

Buluf Waa Ogyahay in ‘Puntland Cadaalad Ka Jirto Iyo In Kale’ Waxaa jira nin daba dhigtey qoraal aan qoray oo ku saabsanaa is qabqabsigii Jubbooyinka, oo aan cinwaan uga dhigay “JUBBALAND MA EEDAY KU DARSIGA GEDO”. Qoraalkaas oo ku saabsanaa qodob aan maqlay, kana mid ahaa qodobadii uu Madaxewaynaha Dowlada Federaalka Soomaliya soo jeediyey oo ah in “GEDO lagu daro BAY iyo BAKOOL” waqtigii ay Dowlada Federaalka ee Soomaaliyeed iyo Maamulka Jubbaland ay waanwaanta u socotey. Inkasta oo aanan hayn […]

Posted by Kismaayodaily On Apr - 27 - 2014 Add Comments READ FULL POST

Puntland: Madaxweynaha Puntland iyo Wafdigii uu hogaaminaayey oo Gaaray Addis Ababa Madaxweynaha maamulkaPuntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdigii uu hogaaminaayey oo saaka subaxnimadii ka soo ambabaxay magaalada Galkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa gaaray caasimadda Dalka Ethiopia ee magaalada Addis Ababa halkaasi oo si weyn loogu soo dhoweeyey. Madaxweyne Cabdiweli ayaa scodaalkiisa waxaa ku wehelinaaya Wasiirka Amniga ee dawlada Puntland Mudane Xassan Cusmaan Aloore, Wasiirka Waxbarashada ee dawlada Puntland Mudane Cali Xaaji Warsame iyo saraakiil kale oo Madaxtooyada […]

Posted by Kismaayodaily On Apr - 25 - 2014 Add Comments READ FULL POST

Muungaab: Warqad Kaaga Timi Minneapolis, MN Waxaa ayaantaan shabakadaha wararka Soomaalida hadal hayeen qudbadii Duqa Magaalada Mogadisho, ahna Gudoomiyaha Gobolka Banaadir, uu u jeediyey qayb ka mida bulshada ku dhaqan caasimada Soomaaliya. Qudbadaas oo ay ku jireen hadalo xasuusiyey Qurbajoogta xanuunkii dagaalkii sokeeye ee ka bilowday caasimada dalka Soomaaliya dabayaaqadii sanadkii 1990kii. Si kastaba ha ahaatee, in badan oo Qurbojoogta ka mida ayaa soo jeediyey in mayorka uu shir kale qabto, isaga oo ku martiqaadaaya qaybaha bulshada ee sida gaarka […]

Posted by Kismaayodaily On Mar - 16 - 2014 Add Comments READ FULL POST

Barlamaanka [275ta Xubnood] Ee Dowlada Federaalka Soomaaliya: Ma Loo Dhan Yahay? Intaan aan qoraalkaan u gelin, aqristow waxaa Somaaliya ay iigu danbaysay sanadkii 1991kii. Sidoo kale, aniga, iyo inta iigu dhow sida: walalahay iyo waalidkay toona uma shaqayn dowladii milteriga ahayd ama kuwii ka danbayey ee la dhisay intii dagaalkii sokeeye socday ama dagaalkii sokeeye dhamaaday. Hase yeeshee, waxaase xusid mudan in Aabahay uu ka mid ahaa dhalintii wax baratay waqtigii isticmaarka, kana mid noqday shaqaalihii qaranka Soomaaliyeed. Dhinca kalena, […]

Posted by Kismaayodaily On Mar - 9 - 2014 Add Comments READ FULL POST

Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Safiirka Britain ee Ethiopia Jimce 28. February, Addis Ababa:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta kulan kula yeeshay magaaladda Addis Ababa Safiirka Ethiopia u fadhiya Britain ahna wakiilka joogtada ah ee Midowga Afrika Gregory Dorey iyo Lizzie Lovett oo xoghaynta 2aad ee Safaaradda. Madaxweynaha waxa kulanka ku wehelinayay Taliyaha guud ee ciidanka difaaca Puntland Sareeye Guuto Siciid Dheere, Wakiilka Ethiopia u fadhiya Puntland Mahad Faarax iyo saraakiisha madaxtooyada. Madaxweynuhu Britain waxa uu […]

Posted by Kismaayodaily On Mar - 1 - 2014 Add Comments READ FULL POST
  • RSS
  • Delicious
  • Digg
  • Facebook
  • Twitter
  • Linkedin
  • Youtube

Somali Rowing and Ca

Somali Rowing and Canoeing federation sacks president, interim committee appointed [caption ...

KHUDBADII MADAXWEYNE

KHUDBADII MADAXWEYNE XAAF UU KA JEEDIYAY CALEEMA SAARKIISA Source: Gundhig.

MAXKAMADA CIIDANKA P

MAXKAMADA CIIDANKA PUNTLAND OO XUKUN DIL AH SOO SAARTAY [caption id="attachment_11066" ...

HARGAYSA OO LAGU ARK

HARGAYSA OO LAGU ARKAY KOOX DAACISH AH [caption id="attachment_12599" align="alignright" width="300"] ...

DIYAAR GARAWGII U DA

DIYAAR GARAWGII U DAMBEEYAY EE MAGAALADA CADAADO May 29, 2017 [caption id="attachment_13622" ...

Sponsors

  • http://kismaayodaily.com/?p=10650
  • http://kismaayodaily.com/?p=10650
  • http://kismaayodaily.com/?p=10650
  • http://kismaayodaily.com/?p=10650