Gudiga doorashooyinka Puntland oo kulan la yeeshay asxaabta siyaasada Gudiga doorashooyinka maamul goboleedka Puntland ayaa maanta magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal kulan kula yeeshay Ururada siyaasada ee Puntland iyagoo ka wada hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid ahaayeen murunada siyaasadeed ee maalmahaan ku soo kordhayay. Gudiga diwaan galinta doorashooyinka Puntland oo kulan magaalada Garoowe kula yeeshay axsaabta siyaasada ee ka dhisan maamulkaasi ayaa waxa uu ahaa sharaxaada gudiyada laga siinayay qaababka wijiga labaad ee sharuudaha laga doonayo [...]


![ne pirate leader said the ship was released after long negotiations with Puntland officials and local elders [AFP], www.kismaayodaily.com - your gateway of Somali news around the world.](http://kismaayodaily.com/wp-content/uploads/2012/12/20121223173432502734_20-250x100.jpg)

















