synthroid 75 mcg ingredients

Blog Archives

DAAWO SAWIRRADA: Furitaanka Shirka Ansaxinta Dastuurka Akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkaga soo gudbineynaa sawirrada shirka ergada ansaxinta dastuurka ee maanta ka furmay magaalada Muqdisho.   Source: (Radio Mogadisho).

Posted by Kismaayodaily On Jul - 26 - 2012 Add Comments READ FULL POST

Somali elders agree to vote on new constitution After two months of constitutional setbacks, traditional elders have agreed to vote on the new constitution. Many politicians say the approval by the traditional leaders is a historic step. The National Constituent Assembly, which is composed of 825 Somali traditional elders, was due to meet in Mogadishu for seven days, starting Wednesday. It is expected to ratify the new Somali permanent constitution and will pave the way for the election of a […]

Posted by Kismaayodaily On Jul - 26 - 2012 Add Comments READ FULL POST

Furitaanka Shirka Ansaxinta Video streaming by Ustream

Posted by Kismaayodaily On Jul - 25 - 2012 Add Comments READ FULL POST

Furitaanka Shirka Ansaxinta Dastuurka Oo La Soo Gabagabeeyay khudbadane Ay Ka Jeediyeen Madaxda Dowladda “Dhageyso” Waxaa la soo gabgabeeyay shirka maanta ka furay magaalada Muqdisho kaas oo lagu ansaxinayo dastuurka dalka iyadoo ay ka qeyb galeen mas’uuliyiinta sar sare ee dowladda iyo marti sharaf ka socotay beesha caalamka. Shirka maanta ka furay magaalada Muqdisho ayaa waxa khubado kala duwan ka soo jeediyay mas’uuliyiinta dowladda Soomaaliya, qaar ka mid ah Ergada ansaxinta dastuurka iyo wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u […]

Posted by Kismaayodaily On Jul - 25 - 2012 Add Comments READ FULL POST

Somali Government, Elders Agree on New Constitution The Somali government says it has reached an agreement with traditional elders to move ahead with plans to adopt a draft constitution. A government minister told VOA that a Constituent Assembly will provisionally adopt the measure during an 8-day conference that begins on Saturday. Constitution and Reconciliation Minister Abdirahman Hosh Jibril said leaders set the date during a meeting Sunday. The 825-member assembly was to meet earlier this month. But the gathering was […]

Posted by Kismaayodaily On Jul - 15 - 2012 Add Comments READ FULL POST

Mogadisho: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Kulan La Qaatay Odayaasha Dhaqanka Akhristeyasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirrada Madaxweynaha  oo maanta kulan la qaatay Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed ee ku howlan soo xulista ergada ansixineysa qabya qoraalka Dastuurka dalka. Madaxweyne Shariif, R/wasaare ku xigeenka ahna wasiirka ganacsiga,Taliyaha Ciidanka Booliisk, agaasimaha nabad sugida iyo mas’uuliyin kale. Odayaasha Dhaqanka oo u taagan soodhoweynta Madaxweynaha. Madaxweynaha, R/wasaare ku xigeenka ahna wasiirka ganacsiga iyo xubno ka tirsan wasiirada xukuumadda KMG ah. Odayaasha dhaqanka oo dhageysanaya Khadbadaha […]

Posted by Kismaayodaily On Jun - 7 - 2012 Add Comments READ FULL POST
  • RSS
  • Delicious
  • Digg
  • Facebook
  • Twitter
  • Linkedin
  • Youtube

Somali Rowing and Ca

Somali Rowing and Canoeing federation sacks president, interim committee appointed [caption ...

KHUDBADII MADAXWEYNE

KHUDBADII MADAXWEYNE XAAF UU KA JEEDIYAY CALEEMA SAARKIISA Source: Gundhig.

MAXKAMADA CIIDANKA P

MAXKAMADA CIIDANKA PUNTLAND OO XUKUN DIL AH SOO SAARTAY [caption id="attachment_11066" ...

HARGAYSA OO LAGU ARK

HARGAYSA OO LAGU ARKAY KOOX DAACISH AH [caption id="attachment_12599" align="alignright" width="300"] ...

DIYAAR GARAWGII U DA

DIYAAR GARAWGII U DAMBEEYAY EE MAGAALADA CADAADO May 29, 2017 [caption id="attachment_13622" ...

Sponsors

  • http://kismaayodaily.com/?p=10650
  • http://kismaayodaily.com/?p=10650
  • http://kismaayodaily.com/?p=10650
  • http://kismaayodaily.com/?p=10650