Photo: Radio Mogadisho. www.kismaayodaily.com - your gate of kismaayo, Somali news around the world.

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga Mudane Maxamed Mursal Sheekh Abdirahman, uu uu wehliyo Madaxa Ganacsiga iyo Warshadaha ee Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Turkiga MudaneYuusuf Axmed Xassan, ayaa waxaa ay kulan la  qaateen Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Dalka Turkiga Recep Akdağ, Ugu horeyn ayaa waxaa uu Danjire Maxamed Mursal uu uga mahad celiyayay Wasaaradda Caafimaadka ee Dalka Turkiga sida walaalnimda leh oo ay Wasaaradda iyo Dhammaan Dowladda Turkiga ugu fidiyeen gacanta dadkii Soomaaliyeed ee ku dhaawacmay qaraxyadii ka dhacay Dalka Soomaaliya oo [...]

Posted by Kismaayodaily On Sep - 5 - 2012 Add Comments READ FULL POST
Photo: Radio Mogadisho. Get Somali news around the world at www.kismaayodaily.com.

Wasaaradda arrimaha gudaha oo sheegtay in uu dib u dhacay shirkii ergada Wasaaradda arimaha gudaha iyo amniga qaranka ayaa sheegtay in dib uu dhac ku yimid shirkii ergada ansixinta Dastuurka ee maanta ka furmi lahaa Muqdisho. Wasiiru-dowlaha wasaaradda arimaha Cabdi Cali oo saaka la hadlay Radio Muqdishho ayaa sheegay in cillad farsamo darteed uu dib u dhac ku yimid shirkii ergooyinka ee maanta ka furmi lahaa Muqdisho. Sidoo kale wasiirka ayaa intaa ku daray in aan wali la dhameystirin kaararka [...]

Posted by Kismaayodaily On Jul - 12 - 2012 Add Comments READ FULL POST
Photo: Radiom Mogadisho. Popular and People's president. Get Domali news around the world at www.kismaayodaily.com

Madaxweynaha Jamhuurriyadda Oo Qaddo Sharraf U Sammeeyey Haweenka Soomaaliyeed ”DAAWO SAWIRRADA” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta Qado Sharaf u sameeyey Haweenka Soomaaliyeed. Qado sharaftan oo ka dhacday xarunta Madaxtooyada Qaranka ayaa waxaa Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed ku wehliyey marwadiisa Faadumo Xaaji Mustaf ayadoo sidoo kalena ay kasoo qaybgaleen haween ka kala socday Hooyooyinka dalka ku noolaa iyo haween qurba joog ah balse hada Muqdisho ku sugan. Kadib qadada ayaa waxaa goobta laga jeediyey khudbado kala [...]

Posted by Kismaayodaily On Jul - 12 - 2012 Add Comments READ FULL POST
In Somali style, but little bit of improvement makes perfect. Photo: Radio Mogadisho. Get Somali news around the world at www.kismaayodaily.com

Muqdisho Oo Lagga Hirgelliyey Hoteello Dalxiis Oo Casri Ah “DAAWO SAWIRRADA”   Tan iyo wixii ka dambeeyey intii ay Isbedellada Nabadeed ku yimaadeen Caasimadda Dalka islamarkaana Muqdisho ay ka xorowday Maleeshiyada Al-Qaeda waxaa durbaba magaalada ka bilowday hirgelinta dhismayaal casri ah kuwaasi oo ay Hoteellada ugu horeeyaan.Hotelka City Palace waa hotel cusub oo dhowaan magaalada Muqdisho laga hirgeliyey waxa uuna ku yaalaa degmada C/casiis ee gobolka Banaadir waxaana hoteelkan hirgeliyey amaba dhistay dhalinyaro Soomaaliyeed oo iyagu doorbiday iney ka qeyb [...]

Posted by Kismaayodaily On Jul - 10 - 2012 Add Comments READ FULL POST
Photo: Radio Mogadisho. Sawirka Maalintii xilka Ra’isulwasaarenimo loo magacaabay Ra’isulwasaare C/weli Maanta oo Kale sanad ka hor/ Get Somali news around the world at www.kismaayodaily.com

Somalia: Maanta Oo Kale Sanad Kadib Magacaabistiisa Maxaa U Qabsoomay Ra’isulwasaare Cabdiweli Iyo Xukuumaddiisa Maanta oo kale 23kii bishii June sanadkii aynu kasoo gudubnay ee 2011ka ayaa si rasmi ah loogu magacaabay xilka Ra’isulwasaarenimo ee Soomaaliya Mudane Dr C/weli Maxamed Cali Gaas ayadoo magacaabistiisana ay kusoo aaday xili dalku uu ku jiray xaalad adag oo ay sabab u ahaayeen dagaallo ay Dowladdu kala kulmeysay Maleeshiyada Al-Qaeda iyo Abaarro saameeyey nolosha dadka ku nool gobollada Koonfurta iyo bartamaha Dalka. Sawirka Maalintii xilka [...]

Posted by Kismaayodaily On Jun - 24 - 2012 Add Comments READ FULL POST
Photo: Radio Mogadishu. Somali President Sharif, Speaker of the Parliament Sharif and Prime Minister Abdiwali. Get Somali news around the world at www.kismaayodaily.com

Mogadishu: Madaxweyne Sheekh Shariif Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Dalka Dib Ugu Soolaabtay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soolaabtay kadib markii ay ka qeybgaleen aaskii loo sameyay dhaxal suguihii Boqortooyada Sacuudiga iyo shirkii ay yeesheen saxiixeyaasha Road-mapka kaas oo ka dhacay dalka Kenya. Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa waxaa socdaalkiisa ku wehliya R/wasaare ku xigeenka ahna wasiirka Beeraha, xanaanada Xoolaha dhirta iyo Daaqa, Guddoomiyaha Baarlamanka iyo mas’uuliyiin kale. Madaxweynaha [...]

Posted by Kismaayodaily On Jun - 23 - 2012 Add Comments READ FULL POST
  • RSS
  • Delicious
  • Digg
  • Facebook
  • Twitter
  • Linkedin
  • Youtube

Egypt and Ethiopia a

Egypt and Ethiopia agree to bridge dam divide Foreign ministers try ...

wiish and his asststants.

www.kismaayodaily.com - your gateway of Somali Sport around the world.

Garsoor Sooamaliyee

Garsooraha Sooamaliyeed ee loo xulay in uu barri qabto cayaarta ...

wiish and his asststants.

www.kismaayodaily.com - your gateway of Somali Sport around the world.

Somali umpire picked

Somali umpire picked up for CECAFA club cup opening match [caption ...

CECAFA Referees at a fitness test Photo By Gishinga Njoroge.

www.kismaayodaily.com - your gateway of Somali Sports news around the world.

CECAFA referees unde

CECAFA referees undergo fitness test   [caption id="attachment_9065" align="alignright" width="226"] CECAFA Referees ...

Photo: www.kismaayodaily.com

and your gateway of Somali news in MN.

Diane Hofstede: Qof

Qof daacad kuu ah - Balan qaaday danaha dadka - ...

Sponsors

  • Cheap reliable web hosting from WebHostingHub.com.
  • Domain name search and availability check by PCNames.com.
  • Website and logo design contests at DesignContest.net.
  • Reviews of the best cheap web hosting providers at WebHostingRating.com.