synthroid 75 mcg ingredients

Blog Archives

GalMudug: Galmudug Oo Soo Dhaweeyay Qodobbadii Ka Soo Baxay Shirkii Istanbuul Madaxweynaha maamulka Galamudug ayaa rajo wanaagsan ka Muujiyay in ay hirgalaan qodobbada ka soo baxay shirkii Soomalida ee Dhawaan ka dhacay magaalada Istanbuul ee wadanka Turkiga, isaga oo Sheegay in looga bixi karo marxaladda hadda wadanku ku jiro. Mudane Caalin oo u waramay Radio Muqdisho isagoo ku sugan Isbtambuul ayaa muujiyay sida uu ula dhacsanyahay una taageersanyahay qorshaha RoudMapka, isagoo tilmaamay in looga baxayo marxladda KMG ah. Sidoo kale […]

Posted by Kismaayodaily On Jun - 7 - 2012 Add Comments READ FULL POST

Mogadisho: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Kulan La Qaatay Odayaasha Dhaqanka Akhristeyasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirrada Madaxweynaha  oo maanta kulan la qaatay Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed ee ku howlan soo xulista ergada ansixineysa qabya qoraalka Dastuurka dalka. Madaxweyne Shariif, R/wasaare ku xigeenka ahna wasiirka ganacsiga,Taliyaha Ciidanka Booliisk, agaasimaha nabad sugida iyo mas’uuliyin kale. Odayaasha Dhaqanka oo u taagan soodhoweynta Madaxweynaha. Madaxweynaha, R/wasaare ku xigeenka ahna wasiirka ganacsiga iyo xubno ka tirsan wasiirada xukuumadda KMG ah. Odayaasha dhaqanka oo dhageysanaya Khadbadaha […]

Posted by Kismaayodaily On Jun - 7 - 2012 Add Comments READ FULL POST

Mogadishu on her mind: A conversation with Rasna Warah One woman serenaded a language – Arabic; a culture – Arab culture; and a country – Egypt – more than any other person.Umm Kulthum. The iconic image of Umm Kulthum — accompanied by a retinue of male percussionists — is that of her standing on a stage clutching tightly at her scarf. She would throw her voice one notch higher each time, as if reaching for the very heavens, as waves […]

Posted by Kismaayodaily On Jun - 6 - 2012 Add Comments READ FULL POST
  • RSS
  • Delicious
  • Digg
  • Facebook
  • Twitter
  • Linkedin
  • Youtube

Somali Rowing and Ca

Somali Rowing and Canoeing federation sacks president, interim committee appointed [caption ...

KHUDBADII MADAXWEYNE

KHUDBADII MADAXWEYNE XAAF UU KA JEEDIYAY CALEEMA SAARKIISA Source: Gundhig.

MAXKAMADA CIIDANKA P

MAXKAMADA CIIDANKA PUNTLAND OO XUKUN DIL AH SOO SAARTAY [caption id="attachment_11066" ...

HARGAYSA OO LAGU ARK

HARGAYSA OO LAGU ARKAY KOOX DAACISH AH [caption id="attachment_12599" align="alignright" width="300"] ...

DIYAAR GARAWGII U DA

DIYAAR GARAWGII U DAMBEEYAY EE MAGAALADA CADAADO May 29, 2017 [caption id="attachment_13622" ...

Sponsors

  • http://kismaayodaily.com/?p=10650
  • http://kismaayodaily.com/?p=10650
  • http://kismaayodaily.com/?p=10650
  • http://kismaayodaily.com/?p=10650