synthroid 75 mcg ingredients

Blog Archives

Madaxweynaha Jamhuurriyadda Oo Qaddo Sharraf U Sammeeyey Haweenka Soomaaliyeed ”DAAWO SAWIRRADA” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta Qado Sharaf u sameeyey Haweenka Soomaaliyeed. Qado sharaftan oo ka dhacday xarunta Madaxtooyada Qaranka ayaa waxaa Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed ku wehliyey marwadiisa Faadumo Xaaji Mustaf ayadoo sidoo kalena ay kasoo qaybgaleen haween ka kala socday Hooyooyinka dalka ku noolaa iyo haween qurba joog ah balse hada Muqdisho ku sugan. Kadib qadada ayaa waxaa goobta laga jeediyey khudbado kala […]

Posted by Kismaayodaily On Jul - 12 - 2012 Add Comments READ FULL POST

Muqdisho Oo Lagga Hirgelliyey Hoteello Dalxiis Oo Casri Ah “DAAWO SAWIRRADA”   Tan iyo wixii ka dambeeyey intii ay Isbedellada Nabadeed ku yimaadeen Caasimadda Dalka islamarkaana Muqdisho ay ka xorowday Maleeshiyada Al-Qaeda waxaa durbaba magaalada ka bilowday hirgelinta dhismayaal casri ah kuwaasi oo ay Hoteellada ugu horeeyaan.Hotelka City Palace waa hotel cusub oo dhowaan magaalada Muqdisho laga hirgeliyey waxa uuna ku yaalaa degmada C/casiis ee gobolka Banaadir waxaana hoteelkan hirgeliyey amaba dhistay dhalinyaro Soomaaliyeed oo iyagu doorbiday iney ka qeyb […]

Posted by Kismaayodaily On Jul - 10 - 2012 Add Comments READ FULL POST

UPDF captures more weapons  from al-Shabaab The capture of Balaad by AMISOM peacekeepers on Tuesday is not only a loss of territory, but a big blow to the Al-Shabaab who also lost lots of weapons. “After a peaceful entry on Tuesday, as the insurgents fled the town, some wanted to create insecurity on Balaad-Mogadishu road and we beat them up. We captured one alive and took from them eight submachine guns, one PK machine gun and one rocket propelled grenade. […]

Posted by Kismaayodaily On Jun - 29 - 2012 Add Comments READ FULL POST

Mogadisho: Ra’isulwasaaraha Dalka Oo Shacbiga Soomaaliyeed Ee Ku Nool Gudaha Iyo Dibadda Fursad U Siiyey Iney Kala Xisaabtamaan Waxqabadka Xukuumadda   Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa shacbiga Soomaaliyeed ee ku nool gudaha iyo dibadda fursad u siiyey iney kala xisaabtamaan Waxqabadka Xukuumadda ayadoo arintanna ay ku beegneyd sanad kadib markii loo magacaabay xilka Ra’isulwasaarenimo ee Soomaaliya. Ra’isulwasaare Dr C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa marti ku ahaa Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada oo ka baxayey Radio […]

Posted by Kismaayodaily On Jun - 25 - 2012 Add Comments READ FULL POST

Mogadishu: Madaxweyne Sheekh Shariif Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Dalka Dib Ugu Soolaabtay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soolaabtay kadib markii ay ka qeybgaleen aaskii loo sameyay dhaxal suguihii Boqortooyada Sacuudiga iyo shirkii ay yeesheen saxiixeyaasha Road-mapka kaas oo ka dhacay dalka Kenya. Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa waxaa socdaalkiisa ku wehliya R/wasaare ku xigeenka ahna wasiirka Beeraha, xanaanada Xoolaha dhirta iyo Daaqa, Guddoomiyaha Baarlamanka iyo mas’uuliyiin kale. Madaxweynaha […]

Posted by Kismaayodaily On Jun - 23 - 2012 Add Comments READ FULL POST

Two soldiers killed in Somali suicide bombing MOGADISHU — A suicide bombing Saturday at a military base housing African Union and Somali troops killed two Somali soldiers, a security official told AFP. The target was the Afgoye military camp about 30 kilometres (20 miles) from the capital Mogadishu. “The suicide bomber was trying to drive a minibus full of explosives past the guards but they ordered to stop before opening fire on him. He suddenly detonated and two soldiers were […]

Posted by Kismaayodaily On Jun - 16 - 2012 Add Comments READ FULL POST

Inspired: Progressive Somalis on the rise Development should be designed and carried out by Somalis on the ground, not by Westerners in far away offices. Rare are the occasions that we are inspired. I can count on one hand the number of times that have I felt transformative forces at play in my surroundings. The recent Istanbul civil society conference of May 27-30 was one such experience. Having received the invitation to this gathering barely a fortnight before the date […]

Posted by Kismaayodaily On Jun - 16 - 2012 Add Comments READ FULL POST

Mogadisho: Mas’uuliyiinta Dowladda Oo Aas Qaran U Sameysay Guddoomiyihii Hore Ee Baarlamanka Akhristeyaasheena sharafta leh waxaa halkan idingugu soo gudbineynaa sawirrada Aaska Qaran ee maanta Muqdisho loogu sameeyay ALLAHA u naxariistee Guddoomiyihii hore ee baarlamanka Sheekh Mukhtaar Maxamed Xuseen.    

Posted by Kismaayodaily On Jun - 16 - 2012 Add Comments READ FULL POST

Mogadisho: Duqa Muqdisho Oo Caawa Xariga Ka Jaray Leeyrar Ku Shaqeynaya Cadceeda Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur “Tarsan” ayaa caawa xariga ka jaray leeyrar ku shaqeynaya cadceeda kuwaas oo laga hirgeliyay Muqdisho. Munaasabadii xariga looga jarayay leeyrarka laga hirgeliyay Muqdisho ayaa waxaa ka soo qeyb galay mas’uuliyiinta gobolka Banaadir, iyadoo ay ka soo qeyb galeen dhalinyaro kuwaas oo kusoo bandhigtay Orodo. Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur “Tarsan” oo hadal ka […]

Posted by Kismaayodaily On Jun - 15 - 2012 Add Comments READ FULL POST

Mogadishu is losing its ‘most dangerous city’ label Somalis who fled to the United States after decades of civil war are now returning to their homeland’s capital. MOGADISHU, Somalia— Mogadishu is losing a label it never wanted in the first place: The World’s Most Dangerous City. The seaside Somali capital is enjoying a peace that, except for the infrequent attack, has lasted the better part of a year. Somalis who fled decades of war are coming back, as are U.N. […]

Posted by Kismaayodaily On Jun - 13 - 2012 Add Comments READ FULL POST
  • RSS
  • Delicious
  • Digg
  • Facebook
  • Twitter
  • Linkedin
  • Youtube

Somali Rowing and Ca

Somali Rowing and Canoeing federation sacks president, interim committee appointed [caption ...

KHUDBADII MADAXWEYNE

KHUDBADII MADAXWEYNE XAAF UU KA JEEDIYAY CALEEMA SAARKIISA Source: Gundhig.

MAXKAMADA CIIDANKA P

MAXKAMADA CIIDANKA PUNTLAND OO XUKUN DIL AH SOO SAARTAY [caption id="attachment_11066" ...

HARGAYSA OO LAGU ARK

HARGAYSA OO LAGU ARKAY KOOX DAACISH AH [caption id="attachment_12599" align="alignright" width="300"] ...

DIYAAR GARAWGII U DA

DIYAAR GARAWGII U DAMBEEYAY EE MAGAALADA CADAADO May 29, 2017 [caption id="attachment_13622" ...

Sponsors

  • http://kismaayodaily.com/?p=10650
  • http://kismaayodaily.com/?p=10650
  • http://kismaayodaily.com/?p=10650
  • http://kismaayodaily.com/?p=10650