synthroid 75 mcg ingredients

Blog Archives

Wafdi uu Hogaaminayo Madaxa Maamulka Jubba oo Maanta Muqdisho soo Gaaray,Si Weyna Loogu Soo Dhaweeyay “DAAWO SAWIRRADA” Wafdigan uu horkacayay Hogaamiyaha maamulka KMG ah ee maamulka  Jubba  Axmed Maxamed Islaam  (Axmed Madoobe) oo maanta soo gaaray magaalada muqdisho ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Aadan cadde ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka soomaaliya oo ay ka mid yihiin wasiirkaarrimaha gudaha iyo amniga qaranka soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed,wasiirka warfaaafinta,isgaarsiinta iyo gaadiidka C/llahi Ciilmooge Xirsi madax kale iyo qeybaha kala duwan […]

Posted by Kismaayodaily On Sep - 8 - 2013 Add Comments READ FULL POST

Ma Shir Qaran, Mise mid Qaraabaysi? Sida shabakadaha qaarkood qoreen, waxay ka hadleen: maxay Puntland State u qaadacday shirkaan ka socda Xamar? Se waxaad modaa in la hilmaamay la iswaydiiyo: in Jubbaland laga martiqaaday shirka iyo inkale?  Sidoo kale, waxaan laga hadlin in Somaliland shirka ka qaybgashay iyo in kale? Si kastaba ha ahaatee, waxaan weli cadayn dadka shirkan qaranka Muqdisho ka qaybgalya iyo cida marti qaaday? Waxa ay ku salaysan yihiin shuruudaha laga rabo in uu buuxiyo qofka shirka […]

Posted by Kismaayodaily On Sep - 5 - 2013 Add Comments READ FULL POST

Xaqiiqada Dhabta: ee Dib u Dhiga Soo Magacaabista iyo Dhamaystirka Maamulka jubbaland State Sida qaar ka mida ah websiyada wararka Soomaalidatabiyeen asbuuciiyadii la soo dhaafay: in maamulka iyo madaxwaynaha Jubbaland ku guuldaraystay magacaabista iyo dhamaystirka maamulka Jubbaland State, ayaa waxaa cadaatay in Madaxwaynaha jubbaland iyo guud ahaan cuqaasha iyo waxgaradkaba ay ka mideesan yihiin in dib u dhigiga samaynta maamulka Jubbaland ay uga goleeyihiin tixgelinta lagu tixgalinaayo Dowlada Federaalka Soomaaliyeed iyo raadinta afgarad dhex mara Dowlada Federaalka Soomaaliyeed iyo Jubbaland […]

Posted by Kismaayodaily On Aug - 19 - 2013 Add Comments READ FULL POST

Kenya to hand over Kismayu to Somalia Govt In Summary But sources that attended the meeting told Daily Monitor the Somali delegation was accusing Kenyan forces operating in Kisimayu of meddling in the Somalia’s political affairs and handpicking local leaders in the south of Somalia. Kampala Regional leaders meeting in Kampala Sunday resolved to hand over the control of the controversial Kismayu sea and airport to the Federal Republic of Somalia. In a joint communiqué issued Sunday evening, the resolution […]

Posted by Kismaayodaily On Aug - 4 - 2013 Add Comments READ FULL POST

KDF troops help re-build Somalia IN SUMMARY Kenyan troops have been carrying out a military operation in Jubaland, since the Somali incursion in October last year Various battalions and platoons are posted in different towns of southern Somalia There are also thousands of KDF soldiers in Baadade, Hosingo, Fafadun, Kolbio and in Kismayu Kenya Defence Forces (KDF) in charge of Sector II of the African Union Mission in Somalia (Amisom) will remain in Kismayu, Somalia until a leadership vacuum is […]

Posted by Kismaayodaily On Dec - 16 - 2012 Add Comments READ FULL POST

Residents begin rebuilding their lives in Kismayu IN SUMMARY Thousands had fled their homes when KDF and allied forces attacked city to kick out rebels Life is slowly returning to normal in the Somali port city of Kismayu as residents who fled the fighting between Al-Shabaab and allied forces led by the Kenya Defence Forces start flocking back. The returnees, who had fled in their thousands to refugee camps in Kenya and other places, are now trying their hand at […]

Posted by Kismaayodaily On Dec - 16 - 2012 Add Comments READ FULL POST

Kulan looga hadlayay maamul u sameynta Kismaayo oo lagu soo gabagebeeyay Muqdisho Kulan looga hadlayay horumarinta amniga iyo maamul u sameynta gobollada Jubbooyinka oo muddo 3 maalmood ah ka socday Muqdisho ayaa la soo gebagebeeyay. Kulanka oo ay ka qebgaleen in ka badan 200 qofood oo ka soo jeeda gobollada Jubbooyinka ayna ka mid ahaayeen xildhibaano iyo siyasiyiin ayaa looga hadlay maamul u sameynta gobollada Jubooyinka iyo sidi loo xasilin lahaa mniga ayaa markii la soo gebagebeeyay laga saaray War-murtiyeed […]

Posted by Kismaayodaily On Dec - 4 - 2012 Add Comments READ FULL POST

R/wasaare Saacid oo sheegay in Xukuumaddu diyaarisay qorshe lagu xasilinayo magaalada Kismaayo R/wlasaraha Xukuumadda Soomaliya Cabdi Farax Shirdoon ‘’Saacid’’ ayaa Sheegay in dowlada Soomaliya ay diyaarisay qorshihii xasilinta magaalada Kismaayo islamarkana ay dhawaan gaari doonaan wafdi loogu talagalay inay ka shaqeeyaan howlaha xasilinteeda. R/wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon ‘’Saacid’’ ayaa ka hadlay siyaasadda dowladda ee dhinaca amniga iyo arrimo kale, isagoo sheegay in dhawaan la hirgalin doono dhameystirka agabka ciidammada Qalabka Sida, isla markaana dib loo howlgalin […]

Posted by Kismaayodaily On Dec - 4 - 2012 Add Comments READ FULL POST

Why are journalists being denied access to the ‘liberated’ Kismayu? IN SUMMARY There are no media briefings about the situation in Kismayu; even the military’s articulate spokesperson, Cyrus Oguna, appears to have gone on leave Last month, Al Jazeera correspondent Peter Greste was holed up at Kismayu’s airport for three days because the so-called interim administration there would not allow him to enter the city Some media organisations have suggested that the denial of media access to Kismayu might have something to […]

Posted by Kismaayodaily On Dec - 4 - 2012 Add Comments READ FULL POST

Inkabadan 3 qof oo xoogsato ah ayaa ku geriyootay 4 kalena wey ku dhaawacmeen kadib markii ay ku soo duntay  Kaawo dhagaxa laga qoda  oo ay ka xoogsanayeen. Wararka ka imaanaya magaalada KIsmaayo ayaa sheegaya in Kaawo ku taala duleedka magaalaasi ay ku soo duntay Kaawo ay ka xoogsanayeen dad muruq maal ah waxaana la sheegay in halkaasi ay ku geeriyoodeen Sadex ka mid ah xoogsatadaasi halka Afar kalena ay ku dhaawacmeen. Boqollaal xoogsato ah oo u shaqo taga Kaawada […]

Posted by Kismaayodaily On Nov - 25 - 2012 Add Comments READ FULL POST
  • RSS
  • Delicious
  • Digg
  • Facebook
  • Twitter
  • Linkedin
  • Youtube

Somali Rowing and Ca

Somali Rowing and Canoeing federation sacks president, interim committee appointed [caption ...

KHUDBADII MADAXWEYNE

KHUDBADII MADAXWEYNE XAAF UU KA JEEDIYAY CALEEMA SAARKIISA Source: Gundhig.

MAXKAMADA CIIDANKA P

MAXKAMADA CIIDANKA PUNTLAND OO XUKUN DIL AH SOO SAARTAY [caption id="attachment_11066" ...

HARGAYSA OO LAGU ARK

HARGAYSA OO LAGU ARKAY KOOX DAACISH AH [caption id="attachment_12599" align="alignright" width="300"] ...

DIYAAR GARAWGII U DA

DIYAAR GARAWGII U DAMBEEYAY EE MAGAALADA CADAADO May 29, 2017 [caption id="attachment_13622" ...

Sponsors

  • http://kismaayodaily.com/?p=10650
  • http://kismaayodaily.com/?p=10650
  • http://kismaayodaily.com/?p=10650
  • http://kismaayodaily.com/?p=10650