Photo | FILE Colonel Cyrus Oguna during a status briefing on the 'Operation Linda Nchi'.  Kismaayo needs = re-building. www.kismaayodaily.com - your gateway of Kismaayo and Somali news around the world.

KDF troops help re-build Somalia IN SUMMARY Kenyan troops have been carrying out a military operation in Jubaland, since the Somali incursion in October last year Various battalions and platoons are posted in different towns of southern Somalia There are also thousands of KDF soldiers in Baadade, Hosingo, Fafadun, Kolbio and in Kismayu Kenya Defence Forces (KDF) in charge of Sector II of the African Union Mission in Somalia (Amisom) will remain in Kismayu, Somalia until a leadership vacuum is [...]

Posted by Kismaayodaily On Dec - 16 - 2012 Add Comments READ FULL POST
photo:unknown. Old kismaayo iyo kistaada. www.kismaayodaily.com - your gateway of Kismaayo and Somali news around the world.

Residents begin rebuilding their lives in Kismayu IN SUMMARY Thousands had fled their homes when KDF and allied forces attacked city to kick out rebels Life is slowly returning to normal in the Somali port city of Kismayu as residents who fled the fighting between Al-Shabaab and allied forces led by the Kenya Defence Forces start flocking back. The returnees, who had fled in their thousands to refugee camps in Kenya and other places, are now trying their hand at [...]

Posted by Kismaayodaily On Dec - 16 - 2012 Add Comments READ FULL POST
Photo: Radio Mogadisho. Reer kismaayo maxaa kuu baxay? Away maamulii? www.kismaayodaily.com - your gateway of Somali news around the world.

Kulan looga hadlayay maamul u sameynta Kismaayo oo lagu soo gabagebeeyay Muqdisho Kulan looga hadlayay horumarinta amniga iyo maamul u sameynta gobollada Jubbooyinka oo muddo 3 maalmood ah ka socday Muqdisho ayaa la soo gebagebeeyay. Kulanka oo ay ka qebgaleen in ka badan 200 qofood oo ka soo jeeda gobollada Jubbooyinka ayna ka mid ahaayeen xildhibaano iyo siyasiyiin ayaa looga hadlay maamul u sameynta gobollada Jubooyinka iyo sidi loo xasilin lahaa mniga ayaa markii la soo gebagebeeyay laga saaray War-murtiyeed [...]

Posted by Kismaayodaily On Dec - 4 - 2012 Add Comments READ FULL POST
Photo: Radio Mogadisho. Reer maxaad kuu baxay? Away maamulkii? www.kismaayodaily.com - your gateway of Kismaayo and Somali news around the world.

R/wasaare Saacid oo sheegay in Xukuumaddu diyaarisay qorshe lagu xasilinayo magaalada Kismaayo R/wlasaraha Xukuumadda Soomaliya Cabdi Farax Shirdoon ‘’Saacid’’ ayaa Sheegay in dowlada Soomaliya ay diyaarisay qorshihii xasilinta magaalada Kismaayo islamarkana ay dhawaan gaari doonaan wafdi loogu talagalay inay ka shaqeeyaan howlaha xasilinteeda. R/wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon ‘’Saacid’’ ayaa ka hadlay siyaasadda dowladda ee dhinaca amniga iyo arrimo kale, isagoo sheegay in dhawaan la hirgalin doono dhameystirka agabka ciidammada Qalabka Sida, isla markaana dib loo howlgalin [...]

Posted by Kismaayodaily On Dec - 4 - 2012 Add Comments READ FULL POST
Photo: Nation. www.kismaayodaily.com - your gateway of Somali news around the world.

Why are journalists being denied access to the ‘liberated’ Kismayu? IN SUMMARY There are no media briefings about the situation in Kismayu; even the military’s articulate spokesperson, Cyrus Oguna, appears to have gone on leave Last month, Al Jazeera correspondent Peter Greste was holed up at Kismayu’s airport for three days because the so-called interim administration there would not allow him to enter the city Some media organisations have suggested that the denial of media access to Kismayu might have something to [...]

Posted by Kismaayodaily On Dec - 4 - 2012 Add Comments READ FULL POST
Photo: Radio Mogadisho. www.kismaayodaily.com - your gateway of Kismaayo, Somalia news around the world.

Inkabadan 3 qof oo xoogsato ah ayaa ku geriyootay 4 kalena wey ku dhaawacmeen kadib markii ay ku soo duntay  Kaawo dhagaxa laga qoda  oo ay ka xoogsanayeen. Wararka ka imaanaya magaalada KIsmaayo ayaa sheegaya in Kaawo ku taala duleedka magaalaasi ay ku soo duntay Kaawo ay ka xoogsanayeen dad muruq maal ah waxaana la sheegay in halkaasi ay ku geeriyoodeen Sadex ka mid ah xoogsatadaasi halka Afar kalena ay ku dhaawacmeen. Boqollaal xoogsato ah oo u shaqo taga Kaawada [...]

Posted by Kismaayodaily On Nov - 25 - 2012 Add Comments READ FULL POST
Photo: unknown. Finally, hope on the horizon; let the Kismaayo people enjoy the freedom. www.kismaayodaily.com - your Kismaayo and Somali news around the world.

Magaalada Kismaayo ayaa waxaa dib uga howlgalaya hey’adihii gargaarka ee Malleeshiyaadka Shabaab ay hore uga mamnuuceen deegaankaasi. Hey’adaha dib uga howlbillaabay magaalada Kismaayo waxaa ka mid ah hey’adda Bisha Cas oo iyadu isugu yeertay shaqaaleheedii isla markaana si buuxda halkaasi uga bilaawday gargaarkii ay u fidinjirtay caruurta iyo haweenka la ildaran nafaqa darrida. Sidoo kale waxaa jira hey’ado kale  oo dib uga howlgalaya magaalada Kismaayo kadib markii meesha laga saaray malleeshiyaadkii Shabaab ee iyagu hore ugu diiday hey’adahaasi in ay [...]

Posted by Kismaayodaily On Nov - 17 - 2012 Add Comments READ FULL POST
Photo: Radio radio Mogadisho. Desperately needed aid finally reached Kismaayo, government should step up instead of political gridlock. www.kismaayodaily.com - your gateway of Somali news around the world.

Laba Doonyod oo siday gargaar isugu jira Dawo iyo raashiin oo ka yimid wadanka Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa ku soo xirtay Dekedda magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose,  iyadoo gargaarkaasina uu noqonayo kii ugu horeyey ee dibadda uga yimaada gobollada Jubbooyinka tan iyo markii deegaannadaasi laga xoreeyay kooxda Al-Shabaab. Doomahan  ay Soomaaliya u soo dirtay isutagga Imaaraadka Carabta oo ahaa 2 Doonyood ayaa mid ka mid ah sidday deeq raashin ah oo  dhan 435 Ton,   iyo doonta kale oo [...]

Posted by Kismaayodaily On Nov - 17 - 2012 Add Comments READ FULL POST
Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud (R) speaks at a news conference during a visit by U.S. Under Secretary of State for Political Affairs Wendy Sherman (not pictured) to Somalia's capital Mogadishu November 4, 2012. Credit: Reuters/Feisal Omar

(Reuters) – Somalia’s president has reversed course on what to do about millions of sacks of charcoal stockpiled in former rebel strongholds and now says they can be exported despite a U.N. embargo on the trade. Hassan Sheikh Mohamud three weeks ago fully backed a U.N. ban imposed in February aimed at cutting off funds to Islamist militants, but said he changed his mind after hearing from local Somalis. “The U.N. and the Somali government banned the export of charcoal. [...]

Posted by Kismaayodaily On Nov - 16 - 2012 Add Comments READ FULL POST
Photo: Radio Mogadisho - the home of Somalia's news and information. www.kismaayodaily.com - your gateway of Kismaayo and Somali news around the world

Dowladda Soomaaliya ayaa mar kale ku celinaysa in la mamnuucay dhoofinta dhuxusha, iyadoo u hoggaansameysa qaraar ka soo baxay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo lagu boorriyay dowladda inay ka hor tagto tallaabo kasta oo lagu doonayo in lagu dhoofiyo dhuxusha, maadaama dhoofinta dhuxusha ay halis ku tahay deegaanka. Sidaa daraadeed, waxay dowladdu walaac qoto-dheer ka muujinaysaa cid kasta oo ku xadgudubta qaraarka Golaha Ammaanka ee mamnuucaya dhoofinta dhuxusha, waxayna qaadi doontaa tallaabooyin ay ku xoojinayso sidii looga hortegi lahaa [...]

Posted by Kismaayodaily On Oct - 27 - 2012 Add Comments READ FULL POST
  • RSS
  • Delicious
  • Digg
  • Facebook
  • Twitter
  • Linkedin
  • Youtube
Somali government soldier runs to take cover during crossfire after gunmen attacked a UN compound in the Somali capital Mogadishu

Somalia: Gun battle

Gun battle at UN compound in Mogadishu ends Somali and African ...

Marxuum Gabyow

Tacsi

Tacsi Waxaa maalintii Talaadada ee 18-JUNE 2013 Magaaladda Rochester, Minnesota ku ...

Photo: Aljazeera. 

www.kismaayodaily.com -- your gateway of Horn of Africa's news.

Egypt and Ethiopia a

Egypt and Ethiopia agree to bridge dam divide Foreign ministers try ...

wiish and his asststants.

www.kismaayodaily.com - your gateway of Somali Sport around the world.

Garsoor Sooamaliyee

Garsooraha Sooamaliyeed ee loo xulay in uu barri qabto cayaarta ...

wiish and his asststants.

www.kismaayodaily.com - your gateway of Somali Sport around the world.

Somali umpire picked

Somali umpire picked up for CECAFA club cup opening match [caption ...

Sponsors

  • Cheap reliable web hosting from WebHostingHub.com.
  • Domain name search and availability check by PCNames.com.
  • Website and logo design contests at DesignContest.net.
  • Reviews of the best cheap web hosting providers at WebHostingRating.com.