Photo: Radio Mogadisho. That is a future building block to create a self sustaining community. www.kismaayodaily.com - your gateway of Somali news that matters.

Madaxweynaha Puntland oo kormeeray Jaamacadaha Bariga Afrika iyo Muqdisho ee ku yaala magaalada Boosaaso “sawirro” Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland  Cabdiraxman Maxamed Faroole ayaa maanta booqasho ku tagay Jaamacadaha Bariga Afrika iyo Muqdisho. Booqashadan uu ku tagay madaxweynaha Puntland qaar ka mid ah jaamacadaha ayaa kulan la qaatay Maamulka iyo Ardeyda wax ka barta labadaas Jaamacadood iyagoo warbixin ka siiyey maamulka  xaalada waxbarasho kuliyada iyo tirada ardeyda dhigata iyo weliba kuwii baxay. Khudbad ayuu ka jeediyey madaxweynuhu Jaamacadahaas isaooga sheegay in [...]

Posted by Kismaayodaily On Dec - 28 - 2012 Add Comments READ FULL POST
Photo: Radio Mogadisho. www.kismaayodaily.com - your gateway of Somali news around the world.

Xeebaha Bari ee Soomaaliya oo laga dareemay Roobab Dabeylo wata Wararka naga soo gaaraya deegaanada bariga ee xeebaha Badweynta Hindiya ayaa sheegaya in xalay roobab dabeylo wata ay ka curteen,  xili Horey ay u soo bexeen digniinaha  Duufaano ku soo fool leh xeebaha Gobolada Bari, Nugaal iyo Mudag. Sidoo kale guddoomiyaha degmada Bandar Beyla Saciid Maxamed ‘’Anteeno’’ ayaa sheegay in  gelinkii dambe ee shalay uu hal ruux ku Dhaawacmay xeebaha,  kadib markii dooni ku jirtay Badda ay dabeylo ku Burburiyeen. [...]

Posted by Kismaayodaily On Dec - 25 - 2012 Add Comments READ FULL POST
ne pirate leader said the ship was released after long negotiations with Puntland officials and local elders [AFP], www.kismaayodaily.com - your gateway of Somali news around the world.

Somali troops ‘free’ pirate-held hostages A ship and its crew of 22 sailors held by Somali pirates for almost three years have been freed after a two-week-long siege by maritime police, the government of the breakaway region of Puntland said. “After two years and nine months in captivity, the hostages have suffered signs of physical torture and illness. The hostages are now receiving nutrition and medical care,” the president’s office of the northern Somali enclave said on Sunday in a statement. [...]

Posted by Kismaayodaily On Dec - 24 - 2012 Add Comments READ FULL POST
Photo: Radio Mogadisho. www.kismaayodaily.com - your gateway of Somali news around the world.

Magaalada Bosaso oo siweyn looga xusay maalinta booliska Soomaaliyeed “SAWIRRO” Waxaa maanta kadhacday magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari munaasabad si heer sare loosoo agaasimay oo lagu maamuusayay sanadguuradii 69-aad ee kasoo wareegatay aasaaskii ciidamada booliska Soomaaliyeed. Madaxwaynaha maamulka Puntland Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroole, golihiisa wasiirada, saraakiisha booliska Puntland iyo kooxaha fanka ayaa kasoo qaybgalay munaasbaadda kadhacday magaalada Bosaso. Madaxwaynaha Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole oo ka hadlay madasha ayaa sheegay booliska inay tahay sharaf, isagoo ka sheekeeyey taariiqdii iyo [...]

Posted by Kismaayodaily On Dec - 21 - 2012 Add Comments READ FULL POST
Photo: wikipedia. www.kismaayodaily.com - your gateway of Somali news around the world.

Somalia: Few Survivors Are Found After Crowded Boat Capsizes Off Coast Fifty-five people are believed to have drowned after an overcrowded boat capsized off the Somali coast, the office of the United Nations High Commissioner for Refugees said Thursday. The agency said five survivors, all young Somali men, told the authorities that the boat was overcrowded and ran into trouble almost immediately after leaving the port of Bosasso in the northern Somali breakaway region of Puntland. It capsized just 15 [...]

Posted by Kismaayodaily On Dec - 21 - 2012 Add Comments READ FULL POST
Photo: bbc. Did anyone say "Help Puntland to defeat the enemy" - www.kismaayodaily.com - your gateway of Somali news around the world.

Somalia’s al-Shabab targets Puntland military A bomb blast and a shoot-out between Islamists and troops from the semi-autonomous Puntland region have left 31 people dead or wounded, officials say. Fighters from the al-Qaeda-linked al-Shabab group attacked a military base and planted a roadside bomb, the officials said. Al-Shabab fighters have reportedly moved to Puntland in recent months. Their move comes as African Union-backed government forces gain ground in their stronghold of southern Somalia. In October, al-Shabab, which is affiliated to [...]

Posted by Kismaayodaily On Dec - 6 - 2012 Add Comments READ FULL POST
Photo: Radio Mogadisho. www.kismaayodaily.com - your gateway of Somali news around the world.

Madaxweynaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey magaalada Carmo ee gobolka Barri. Madaxweyne C/raxmaan Faroole oo maalmihii lasoo dhaafay socdaal ku kala marayey degmooyinka gobolka Barri ayaa gaaray degmada Carmo oo qiyaastii 90 KM ujirta magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Barri. Madaxweyne Faroole ayaa waxaa kusoo dhaweeyey degmada Carmo ardayda, haweenka,dhalinyarrada,waxgaradka,ciidammo iyo mas’uuliyiinta maamulka degmadaasi oo iyagu isugu soo baxay wadooyinka degmada. Madaxweynaha maamul goboleedka Soomaaliyeed Puntland [...]

Posted by Kismaayodaily On Nov - 29 - 2012 Add Comments READ FULL POST
Photo: Radio Mogadisho. Alshabaab shifting strategy - puntland needs more resource to tackle it. www.kismaayodaily.com - your gateway of Somali news around the world.

Ciidamada amniga ee Puntland ayaa gacanta ku dhigay xubno muhiim ah oo ka tirsan Kooxda Al Shabaab iyo qaraxyo ay usoo wadeen magaaloyinka Puntland. Ciidamada amniga Puntland oo helay xog ayaa shalay [17 Nov. 2012howlgal ay ka fuliyeen magaalada Galkacyo gacanta ku dhigay Maxamud Nux Aden (“Abu Xafsa”) ninkaasoo ah Madaxa kooxda dilalka iyo qaraxyada fulisa ee Al Shabaab (“Amniyaadka”), wuxuuna hore u ahaan jiray Madaxa Ilaallada Axmed Cabdi Godane (oo la baxay Muqtar Cabdiraxman Abu Zubeyr). Sidoo kale, ciidamada [...]

Posted by Kismaayodaily On Nov - 20 - 2012 Add Comments READ FULL POST
  • RSS
  • Delicious
  • Digg
  • Facebook
  • Twitter
  • Linkedin
  • Youtube
Somali government soldier runs to take cover during crossfire after gunmen attacked a UN compound in the Somali capital Mogadishu

Somalia: Gun battle

Gun battle at UN compound in Mogadishu ends Somali and African ...

Marxuum Gabyow

Tacsi

Tacsi Waxaa maalintii Talaadada ee 18-JUNE 2013 Magaaladda Rochester, Minnesota ku ...

Photo: Aljazeera. 

www.kismaayodaily.com -- your gateway of Horn of Africa's news.

Egypt and Ethiopia a

Egypt and Ethiopia agree to bridge dam divide Foreign ministers try ...

wiish and his asststants.

www.kismaayodaily.com - your gateway of Somali Sport around the world.

Garsoor Sooamaliyee

Garsooraha Sooamaliyeed ee loo xulay in uu barri qabto cayaarta ...

wiish and his asststants.

www.kismaayodaily.com - your gateway of Somali Sport around the world.

Somali umpire picked

Somali umpire picked up for CECAFA club cup opening match [caption ...

Sponsors

  • Cheap reliable web hosting from WebHostingHub.com.
  • Domain name search and availability check by PCNames.com.
  • Website and logo design contests at DesignContest.net.
  • Reviews of the best cheap web hosting providers at WebHostingRating.com.