synthroid 75 mcg ingredients

Madaxweynaha Puntland oo kormeeray Jaamacadaha Bariga Afrika iyo Muqdisho ee ku yaala magaalada Boosaaso “sawirro”

Photo: Radio Mogadisho. That is a future building block to create a self sustaining community. www.kismaayodaily.com - your gateway of Somali news that matters.

Photo: Radio Mogadisho. That is a future building block to create a self sustaining community. www.kismaayodaily.com – your gateway of Somali news that matters.

Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland  Cabdiraxman Maxamed Faroole ayaa maanta booqasho ku tagay Jaamacadaha Bariga Afrika iyo Muqdisho.

Booqashadan uu ku tagay madaxweynaha Puntland qaar ka mid ah jaamacadaha ayaa kulan la qaatay Maamulka iyo Ardeyda wax ka barta labadaas Jaamacadood iyagoo warbixin ka siiyey maamulka  xaalada waxbarasho kuliyada iyo tirada ardeyda dhigata iyo weliba kuwii baxay.

Khudbad ayuu ka jeediyey madaxweynuhu Jaamacadahaas isaooga sheegay in waxbarashada sare  dalka u horumarey maadaam xiliyadii hore dibada loo aadi jirey, isagoona soo dhoweeyey dadaalka ay sameyeen aqoonyahanada Soomaliyeed oo furey jaamcadaha.

”Waxaa idinku jira madaxdii dalka hogaamin lahayd beri ,si aada hadaba u gaartaan waxa la idinka doonayaa in aad muujisaan dadaal dheeraad ah iyo firfircooni si aad u anfacdaan dadkiina iyo dalkiina” ayuu kula dardaarmey Farole.

Sidoo kale waxa uu soo hadal qaadey nidaamka axsaabta badan oo Puntland dooneyso in ay uga gudubto habka wax ku qaybsiga qabiilka in badana lagu soo dhaqmayey ,waxana uuna xusay in dhalintu ay yihiin kuwa ugu badan ee ka faa’ideysanaya hirgelida Axsaabta iyo ururada siyaasaded Puntland.

Source: (Radio Mogadisho)
Kismaayodaily On December - 28 - 2012

Leave a Reply


  • RSS
  • Delicious
  • Digg
  • Facebook
  • Twitter
  • Linkedin
  • Youtube

Somali Rowing and Ca

Somali Rowing and Canoeing federation sacks president, interim committee appointed [caption ...

KHUDBADII MADAXWEYNE

KHUDBADII MADAXWEYNE XAAF UU KA JEEDIYAY CALEEMA SAARKIISA Source: Gundhig.

MAXKAMADA CIIDANKA P

MAXKAMADA CIIDANKA PUNTLAND OO XUKUN DIL AH SOO SAARTAY [caption id="attachment_11066" ...

HARGAYSA OO LAGU ARK

HARGAYSA OO LAGU ARKAY KOOX DAACISH AH [caption id="attachment_12599" align="alignright" width="300"] ...

DIYAAR GARAWGII U DA

DIYAAR GARAWGII U DAMBEEYAY EE MAGAALADA CADAADO May 29, 2017 [caption id="attachment_13622" ...

Sponsors

  • http://kismaayodaily.com/?p=10650
  • http://kismaayodaily.com/?p=10650
  • http://kismaayodaily.com/?p=10650
  • http://kismaayodaily.com/?p=10650