synthroid 75 mcg ingredients

Photo: Radio Mogadisho. www.kismaayodaily.com – your gateway of Somali news around the world.

Madaxweynaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey magaalada Carmo ee gobolka Barri.

Madaxweyne C/raxmaan Faroole oo maalmihii lasoo dhaafay socdaal ku kala marayey degmooyinka gobolka Barri ayaa gaaray degmada Carmo oo qiyaastii 90 KM ujirta magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Barri.

Madaxweyne Faroole ayaa waxaa kusoo dhaweeyey degmada Carmo ardayda, haweenka,dhalinyarrada,waxgaradka,ciidammo iyo mas’uuliyiinta maamulka degmadaasi oo iyagu isugu soo baxay wadooyinka degmada.

Madaxweynaha maamul goboleedka Soomaaliyeed Puntland Mudane C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa ugu dambeyntii dadkii soo dhaweeyey waxa uu kula hadlay akadeemiyada ciidammada Booliiska Carmo.

Photo By:-Maxamed Daahir Ceynsane

Source: (Radio Mogadisho)

Kismaayodaily On November - 29 - 2012

Leave a Reply


  • RSS
  • Delicious
  • Digg
  • Facebook
  • Twitter
  • Linkedin
  • Youtube

Somali Rowing and Ca

Somali Rowing and Canoeing federation sacks president, interim committee appointed [caption ...

KHUDBADII MADAXWEYNE

KHUDBADII MADAXWEYNE XAAF UU KA JEEDIYAY CALEEMA SAARKIISA Source: Gundhig.

MAXKAMADA CIIDANKA P

MAXKAMADA CIIDANKA PUNTLAND OO XUKUN DIL AH SOO SAARTAY [caption id="attachment_11066" ...

HARGAYSA OO LAGU ARK

HARGAYSA OO LAGU ARKAY KOOX DAACISH AH [caption id="attachment_12599" align="alignright" width="300"] ...

DIYAAR GARAWGII U DA

DIYAAR GARAWGII U DAMBEEYAY EE MAGAALADA CADAADO May 29, 2017 [caption id="attachment_13622" ...

Sponsors

  • http://kismaayodaily.com/?p=10650
  • http://kismaayodaily.com/?p=10650
  • http://kismaayodaily.com/?p=10650
  • http://kismaayodaily.com/?p=10650