synthroid 75 mcg ingredients

Photo: Radio Mogadisho. The bigger picture of our beloved country. www.kismaayodaily.com – your gateway of Somali news around the world

Maamulka gobolka Banaadir ayaa shaaca ka qaaday in dib loo howlgaliyay Bacadlaha weyn ee dagmada X/weyne oo mudooyinkii ugu dambeeyay ay ka socdeen howlo dib loogu dayactirayo.

Shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay xarunta Bacadlaha dagmada X/weyne Afhayeenka gobolka Banaadir Maxamed Yuusuf Cusmaan ayaa waxa uu sheegay in dib loo howlgaliyay Bacadlaha kadib markii munaasabad baqtiyaa nasiib ah oo lagu qabtay Hotelka City Plaz ee magaalada Muqdisho lagu siiyay fureyeesha in ka badan 500 oo qofood.

Sidoo kale afhayeenka ayaa carabka ku dhuftay in mudo 50 maalin ah uu yahay lacag la’aan si ay ganacsatada ugu diyaarsanadaan ganacsigooda, waxa uuna intaasi raaciyay in ay heshiis la galeen shirkad ay leeyihiin ganacsato Soomaaliyeed oo lagu magacaabo MMC taas oo dayactirtay xarunta bacadlaha.

Bacadlaha dagmada X/weyne ayaa waxaa uu ka koobanyahay 2056 Qol waxaana dayactirka xarunta iska kaashaday maamulka gobolka Baandir iyo shirkad ay leeyihiin ganacsato Soomaaliyeed oo madaxbanaan.

Source: (Radio Mogadisho)

Kismaayodaily On November - 11 - 2012

Leave a Reply


  • RSS
  • Delicious
  • Digg
  • Facebook
  • Twitter
  • Linkedin
  • Youtube

Somali Rowing and Ca

Somali Rowing and Canoeing federation sacks president, interim committee appointed [caption ...

KHUDBADII MADAXWEYNE

KHUDBADII MADAXWEYNE XAAF UU KA JEEDIYAY CALEEMA SAARKIISA Source: Gundhig.

MAXKAMADA CIIDANKA P

MAXKAMADA CIIDANKA PUNTLAND OO XUKUN DIL AH SOO SAARTAY [caption id="attachment_11066" ...

HARGAYSA OO LAGU ARK

HARGAYSA OO LAGU ARKAY KOOX DAACISH AH [caption id="attachment_12599" align="alignright" width="300"] ...

DIYAAR GARAWGII U DA

DIYAAR GARAWGII U DAMBEEYAY EE MAGAALADA CADAADO May 29, 2017 [caption id="attachment_13622" ...

Sponsors

  • http://kismaayodaily.com/?p=10650
  • http://kismaayodaily.com/?p=10650
  • http://kismaayodaily.com/?p=10650
  • http://kismaayodaily.com/?p=10650