synthroid 75 mcg ingredients

Photo: Radio Mogadisho. Peaceful transition = bright future- www.kismaayodaily.com – your gateway of Somali news around the world.

Ra’isulwasaarihii hore ee Dalka ayaa ka digay kala qeybgsanaan dib u dhac ku keenta Dalka,  isagoo xusay in haddii Dowladda iyo Shacbiga Soomaaliyeed ay si isku duubni ah u wada shaqeeyaan muddada Afarta sano ah ee soo socoto Dowladdu qaban karto dhammaanba howlaha loo igmaday.

Mudane C/weli Maxamed Cali Gaas oo isagu Ra’isulwasaare ka ahaa Xukuumaddii ugu dambeysay ee KMG-ka aheyd ayaa wareysi uu siiyey Radio Muqdisho xalay waxa uu ku tilmaamay in xilligan ay haboontahay in si isku duubni ah Dowlad iyo Shacab loo wajaho hormarka dalka,  isagoo shacbiga Soomaaliyeedna ka codsaday iney la shaqeeyaan Dowladda cusub ee uu soo dhisi doono Ra’isulwasaare Cabdi Shirdoon.

‘’R/wasaaraha la magacaabay waxaan ku aqaannaa in uu yahay nin dabeecad wanaagsan oo shaqo jecel, waxaana hubaal ah in xukuumaddu haddii ay kasbato kalsoonida shacabka ay ku guuleeysandoonto howlaha loo igmaday’’ ayuu yiri R/wasaarihii hore C/weli Maxamed Cali ‘’Gaas’’.

Hadalka R/wasaarihii hore ayaa imaanaya xilli maalin ka hor Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya uu R/wasaaraha Soomaaliya u magacaabay Cabdi Faarax Shirdoon’’Saacid’’.

 

Source” (Radio Mogadisho)/

Kismaayodaily On October - 8 - 2012

Leave a Reply


  • RSS
  • Delicious
  • Digg
  • Facebook
  • Twitter
  • Linkedin
  • Youtube

Somali Rowing and Ca

Somali Rowing and Canoeing federation sacks president, interim committee appointed [caption ...

KHUDBADII MADAXWEYNE

KHUDBADII MADAXWEYNE XAAF UU KA JEEDIYAY CALEEMA SAARKIISA Source: Gundhig.

MAXKAMADA CIIDANKA P

MAXKAMADA CIIDANKA PUNTLAND OO XUKUN DIL AH SOO SAARTAY [caption id="attachment_11066" ...

HARGAYSA OO LAGU ARK

HARGAYSA OO LAGU ARKAY KOOX DAACISH AH [caption id="attachment_12599" align="alignright" width="300"] ...

DIYAAR GARAWGII U DA

DIYAAR GARAWGII U DAMBEEYAY EE MAGAALADA CADAADO May 29, 2017 [caption id="attachment_13622" ...

Sponsors

  • http://kismaayodaily.com/?p=10650
  • http://kismaayodaily.com/?p=10650
  • http://kismaayodaily.com/?p=10650
  • http://kismaayodaily.com/?p=10650