synthroid 75 mcg ingredients

DAAWO SAWIRRADA:-Socdaalkii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Uu Ku Tagay Degmada Afgooye Iyo Kullamadii Uu Halkaasi Ku Qaatay

 

Photo: Radio Mogadisho. Mid kamida odayaasha iyo goranyadiisa oo malaha ay san is arkin in kabadan 20 sano – se gorayada ma ku faraxsan tahay odayga soo noqashadiisa? www.kismaayodaily.com – your gateway of Somali news that you don’t want miss.

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada socdaalkii maanta uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ku tagay degmada Afgooye iyo kullammo kala duwan oo uu halkaasi ku qaatay.

Madaxweynaha ayaa waxaa socdaalkiisa ku wehliyey Ra’isulwasaare Kuxigeenka ahna Wasiirka Wasaaradda Beeraha, Wasiirka Wasaaradda Garsoorka,Cadaalladda,Awqaafta iyo Arrimha Diinta Mudane Axmed Xasan Gaboobe (Ugaas Bile),Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Mudane C/samad Macalin Maxamuud, Agaasimaha Guud ee Hay’adda Nabad Sugidda Qaranka Eng Axmed Macalin Fiqi,Taliyaha Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Gaas C/qaadir Sheekh Cali Diini,Taliyaha Ciidammada Booliiska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Shariif Sheekh Unaa Maye.

Source: (Radio Mogadisho).

Kismaayodaily On July - 31 - 2012

Leave a Reply


  • RSS
  • Delicious
  • Digg
  • Facebook
  • Twitter
  • Linkedin
  • Youtube

Somali Rowing and Ca

Somali Rowing and Canoeing federation sacks president, interim committee appointed [caption ...

KHUDBADII MADAXWEYNE

KHUDBADII MADAXWEYNE XAAF UU KA JEEDIYAY CALEEMA SAARKIISA Source: Gundhig.

MAXKAMADA CIIDANKA P

MAXKAMADA CIIDANKA PUNTLAND OO XUKUN DIL AH SOO SAARTAY [caption id="attachment_11066" ...

HARGAYSA OO LAGU ARK

HARGAYSA OO LAGU ARKAY KOOX DAACISH AH [caption id="attachment_12599" align="alignright" width="300"] ...

DIYAAR GARAWGII U DA

DIYAAR GARAWGII U DAMBEEYAY EE MAGAALADA CADAADO May 29, 2017 [caption id="attachment_13622" ...

Sponsors

  • http://kismaayodaily.com/?p=10650
  • http://kismaayodaily.com/?p=10650
  • http://kismaayodaily.com/?p=10650
  • http://kismaayodaily.com/?p=10650