synthroid 75 mcg ingredients

Madaxweyne Maxamed C/llahi Farmaajo oo Safarkiisii ugu horeeyey u ambabaxay.

Posted on February 23, 2017 by Radiomuqdisho in WARARKA // 0 Comments

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxa uu saakay u ambabaxay safarkiisii ugu horeeyey ee uu uga baxay dalka Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa u ambabaxay wadanka baqortooyada Sacuudiga iyadoo ay safarkiisa ku wehliynayeen xildhibaano , wasiiro , taliyaha ciidanka Booliiska iyo masuuliyiin kale.

Safarkan ayaa noqonayo kii ugu horeeyey ee uu dalka uga baxo Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo tan iyo markii loo doortay Madaxweynaha Soomaaliya.

Kismaayodaily On February - 23 - 2017

Categories

Articles, Uncategorized

Tags

Related Posts

  • No related posts found

Leave a Reply


  • RSS
  • Delicious
  • Digg
  • Facebook
  • Twitter
  • Linkedin
  • Youtube

DIIRADDA GANACSIGA 1

DIIRADDA GANACSIGA 14-05-2017 Source: GoobJoog!

1. Madaxweyne Maxame

Madaxweyne Maxamed C/llahi Farmaajo oo Safarkiisii ugu horeeyey u ambabaxay. Posted ...

Madaxweyne Farmaajo

Madaxweyne Farmaajo oo Xasan Cali Kheyre u Magacaabay Raisul Wasaaraha Dalka. Madaxweynaha ...

OMAR SHOOLI iyo Fana

OMAR SHOOLI iyo Fanaaniinta MN iyo Europe Maxay Isku Haystaan? Waxaa ...

Somalia inaugurate f

Somalia inaugurate first ever regional football league [caption id="attachment_13993" align="alignright" width="300"] ...

Sponsors

  • http://kismaayodaily.com/?p=10650
  • http://kismaayodaily.com/?p=10650
  • http://kismaayodaily.com/?p=10650
  • http://kismaayodaily.com/?p=10650