synthroid 75 mcg ingredients

Isku aadka tartanka qaramada CECAFA 2015 oo lasoo saaray.

Ururka kubada cagta bariga iyo bartamaha Africa ee CECAFA ayaa maanta soo saaray isku aadka tartanka CECAFA Senior Challenge Cup oo sanadkan ka dhici doona dalka Itoobiya.

Tartankan ayaa waxaa ka qeyb geli doona 12 wadan oo loo qeybiyay sadex group.

Xulka qaranka Soomaaliya ayaa Group-ka A kula jirta wadamada Itoobiya, Rwanda iyo Tanzania. Dalka Eritrea ayaa ka maqnaan doona tartanka, halka wadanka Malawi oo aan ka tirsanayan gobalka CECAFA uu qaab marti ahaan ah uga geyb geli doono tartanka.

“Tartaku waxaa uu ka dhacayaaa sadex magaalo oo kala duwan waxaana taasi ay muujineysaa sida xiisaha tartamada CECAFA uu u sii kordhayo” aya alagu yiri war sxaafadeed maanta kasoo baxay xafiiska warfaafinta CECAFA.

CECAFA SENIOR CHALLENGE CUP 2015 – ETHIOPIA

21ST NOVEMBER – 5TH DECEMBER

GROUP A GROUP B GROUP C

Ethiopia Kenya Sudan

Rwanda Uganda Malawi

Tanzania Burundi South Sudan

Somalia Zanzibar Djibouti

Method of qualification:-

Two top teams from each group plus the best 2 third place finishers will qualify into the quarter finals

Date Match

No.

Teams Group Venue Kick off
Sat. 21/11/2015 1

2

Burundi Vs Zanzibar

Ethiopia Vs Rwanda

B

A

Addis

Addis

Sun. 22/11/2015 3

4

Somalia Vs Tanzania

Kenya Vs Uganda

A

B

Addis

Addis

Mon. 23/11/2015 5

6

Teams in group A & B move to Awassa

S. Sudan v Djbouti

Sudan v Malawi

C

C

Bahir Dar

Bahir Dar

Tue. 24/11/2015 7

8

Zanzibar Vs Uganda

Rwanda Vs Tanzania

B

A

Awassa

Awassa

Wed. 25/11/2015 9

10

11

12

Kenya Vs Burundi

Somalia Vs Ethiopia

Malawi v Djibouti

S. Sudan v Sudan

B

A

C

C

Awassa

Awassa

Bahir Dar

Bahir Dar

Thurs. 26/11/2015 REST DAY
Fri. 27/11/2015 13

14

15

16

Rwanda Vs Somalia

Zanzibar Vs Kenya

S. Sudan v Malawi

Djibouti V Sudan

A

B

C

C

Awassa

Awassa

Bahir Dar

Bahir Dar

Sat. 28/11/2015 17

18

Uganda Vs Burundi

Tanzania Vs Ethiopia

B

A

Awassa

Awassa

Sun. 29/11/2015 REST DAY
Mon. 30/11/2015 19

20

Quarter Finals

B1 Vs C2

A1 Vs best Q2

Addis

Addis

Tue. 1/12/2015 21

22

C1 Vs best Q2

A2 Vs B2

Addis

Addis

Wed. 2/12/2015

Rest day

Thur. 3/12/2015 23

24

Semi finals

Winner 19 Vs winner 20

Winner 21 Vs winner 22

Addis

Addis

Fri. 4/12/2015

Rest day

Sat. 5/12/2015 25

26

Third place play off and finals

Loser 23 Vs loser 24

Winner 23 Vs winner 24

Addis

Addis

Source: SFF.

Kismaayodaily On November - 11 - 2015

Categories

Announcements-Events, Sports

Tags

Related Posts

  • No related posts found

Leave a Reply


  • RSS
  • Delicious
  • Digg
  • Facebook
  • Twitter
  • Linkedin
  • Youtube

Somali Rowing and Ca

Somali Rowing and Canoeing federation sacks president, interim committee appointed [caption ...

KHUDBADII MADAXWEYNE

KHUDBADII MADAXWEYNE XAAF UU KA JEEDIYAY CALEEMA SAARKIISA Source: Gundhig.

MAXKAMADA CIIDANKA P

MAXKAMADA CIIDANKA PUNTLAND OO XUKUN DIL AH SOO SAARTAY [caption id="attachment_11066" ...

HARGAYSA OO LAGU ARK

HARGAYSA OO LAGU ARKAY KOOX DAACISH AH [caption id="attachment_12599" align="alignright" width="300"] ...

DIYAAR GARAWGII U DA

DIYAAR GARAWGII U DAMBEEYAY EE MAGAALADA CADAADO May 29, 2017 [caption id="attachment_13622" ...

Sponsors

  • http://kismaayodaily.com/?p=10650
  • http://kismaayodaily.com/?p=10650
  • http://kismaayodaily.com/?p=10650
  • http://kismaayodaily.com/?p=10650