synthroid 75 mcg ingredients

Somalia: Ciidamada Qalabka sida oo la wareegay Degmada Ceelbuur

Photo: unknown. www.kismaayodaily.com - your gateway of Somali news that matters most.

Photo: unknown.
www.kismaayodaily.com – your gateway of Somali news that matters most.

Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya iyo kuwa nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa si rasmi ah ula wareegay gacan ku haynta degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud, halkaasi oo ay ka saareen maleeshiyada Al-Shabaab.

Wariyaha Warbaahinta Qaranka ee Gobolka Galgaduud Maxamed Cabdi Maxamed oo la socda ciidamada ayaa soo sheegay in ciidamadu ay si buuxdo gacanta ugu dhigeen magaalada, isagoo xusay in ay halkaasi ka wadaan howlgallo baaritaanno ah oo ay ku baadi goobayaan haraadiga Al-Shabaab.Magaalada Ceelbuur ayaa la sheegay inay ka midtahay magaalooyinka ay Shabaabku ka qaateen matooradii ceelasha, taasi oo keentay in bulshada intooda badan ay magaalada isaga cararaan, iyagoo kuwa qaarna ay saameyn ku yeelatay biyo la’aanta magaalada ka jirta, waxaana jirta in dadkii ka qaxay magaalada ay ku suganyihiin duleedka magaaladaasi iyo tuulooyinka kale ee hoos yimaada.Source: (R/Mogadisho).

Kismaayodaily On March - 27 - 2014

Leave a Reply


  • RSS
  • Delicious
  • Digg
  • Facebook
  • Twitter
  • Linkedin
  • Youtube

Somali Rowing and Ca

Somali Rowing and Canoeing federation sacks president, interim committee appointed [caption ...

KHUDBADII MADAXWEYNE

KHUDBADII MADAXWEYNE XAAF UU KA JEEDIYAY CALEEMA SAARKIISA Source: Gundhig.

MAXKAMADA CIIDANKA P

MAXKAMADA CIIDANKA PUNTLAND OO XUKUN DIL AH SOO SAARTAY [caption id="attachment_11066" ...

HARGAYSA OO LAGU ARK

HARGAYSA OO LAGU ARKAY KOOX DAACISH AH [caption id="attachment_12599" align="alignright" width="300"] ...

DIYAAR GARAWGII U DA

DIYAAR GARAWGII U DAMBEEYAY EE MAGAALADA CADAADO May 29, 2017 [caption id="attachment_13622" ...

Sponsors

  • http://kismaayodaily.com/?p=10650
  • http://kismaayodaily.com/?p=10650
  • http://kismaayodaily.com/?p=10650
  • http://kismaayodaily.com/?p=10650