BARNAMIJKA WAXQABADKA WASARADDA ARIMAHA DIBADA FOWSIYA XAAJI JANAAYO 03, 2014
Qeyb ka mid ah muuqaalka Waxqabadka H.E.Fawzia Yusuf H. Adam Ra’iisul wasaare kuxigeen,Wasiirka Arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga.
muuqaalkani , waa mid kooban , marka loo eego waxqabadka balaaran ee Wasaaradda , heshiisyadii dowladdu saxiixday, guulaha siyaasadda dibadda ,dhiiri gelinta qurba jooga iyo wixii la mid ah .
Source: Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation