
Somaalida Minneapolis Ee Ka Ganacsata Gawaarida: Oo Laga ‘Cabanaayo’ Waxaa soo badanaysa cabashada dadka ka ganacsada BAABUURTA ee degan magaalada Minneapolis, ee gobolka Minnesota. Runtii lama oga waxa keenay in ay dadka si wayn uga cabtaan, iskuna dhiibaan ganacsadata lokalka ah, kuwaasoo looga cararey markii hore ‘RIBADA’. Aqristow anigaanba waxaan halsano iyo nus ka hor ka gatey baabuur nooca [VAN-ka] ah, isla markaana loo yaqaan: 2005 Dodge Grand Caravan. Gaariga waxaa ka halaysnayd muraayada loo yaqaan ‘HAADKA’ ee dhinca bidix. […]