synthroid 75 mcg ingredients

Archive for the ‘Articles’ Category

Somali Rowing and Canoeing federation sacks president, interim committee appointed Somali Rowing and Canoeing Federation, has voted for Mr. Ali Mohamed Hussein to lead the federation until next election congress in June 2018 after the federation’s former president, Said Mohamed Mohamud Haid, was dismissed due to lack of transparency and accountability. According to article 39.9 of the federation’s constitution, if the president is permanently prevented from performing his/her official duty or resigns, then the senior vice president shall ac as […]

Posted by Kismaayodaily On Jun - 16 - 2017 Add Comments READ FULL POST

Madaxweyne Maxamed C/llahi Farmaajo oo Safarkiisii ugu horeeyey u ambabaxay. Posted on February 23, 2017 by Radiomuqdisho in WARARKA // 0 Comments Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxa uu saakay u ambabaxay safarkiisii ugu horeeyey ee uu uga baxay dalka Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa u ambabaxay wadanka baqortooyada Sacuudiga iyadoo ay safarkiisa ku wehliynayeen xildhibaano , wasiiro , taliyaha ciidanka Booliiska iyo masuuliyiin kale. Safarkan ayaa noqonayo kii ugu horeeyey ee uu dalka uga baxo Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo […]

Posted by Kismaayodaily On Feb - 23 - 2017 Add Comments READ FULL POST

Madaxweyne Farmaajo oo Xasan Cali Kheyre u Magacaabay Raisul Wasaaraha Dalka. Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa u magacaabay raisul wasaare cusub Nin lagu magacaabo Xasan Cali Khayre ayaa loo magacaabay raisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya. Waxaan xilka Ra’isul Wasaaraha u magacaabay Mudane Xasan Cali Khayre. Alle ha u fududeeyo hawsha culus. Waxaan codsanayaa in lala shaqeeyo” ayuu ku yiri madaxweynaha qoraalka uu soo dhigay boggiisa Twitterka.    

Posted by Kismaayodaily On Feb - 23 - 2017 Add Comments READ FULL POST

OMAR SHOOLI iyo Fanaaniinta MN iyo Europe Maxay Isku Haystaan? Waxaa jirtey waqti ay Fanaaniinta Soomaaliyeed MN loogu yeeri jiray: WAJIYO XUN. Taas oo ay ahayd mid meel ka dhac ku ah FANAANIINTA madaama aysan dadka ka war hayn ama aysan garanayn dadaalka ay ugu jireen in ay gaaraan wax ay dadka dheer yihiin – taasoo ah heesaha, curinta heesaha iyo musiga ku laran hadalada gabaysan ee murti iyo xikmadba leh, dadkuna jecel yihiin in ay dhagahooda ku soo dhacaan. […]

Posted by Kismaayodaily On Jan - 25 - 2017 Add Comments READ FULL POST

Madasha Wadatashiga Oo Soo Saartay War Murtiyeed Madasha Hoggaanka Qaran (MHQ) oo kulan ku yeelatay magaalada Muqdisho intii u dhaxeysay  15 – 24 Disembar 2016-ka ayaa ahaa kulankii ugu waqtiga dheeraa, waxaana kulanka laga soo saaray war murtiyeed ka kooban dhowr qodob. Madaxda Madasha ayaa isku raacay in 18 xubnood lagu kordhiyo Aqalka Sare, iyadoo maamul walba la siiyay min saddex xubnood. Waxaa kaloo Madasha ay isla garteen in 11-kii kursi ee la laalay, dib loogu celiyo doorashadooda, halka 11 […]

Posted by Kismaayodaily On Dec - 25 - 2016 Add Comments READ FULL POST

An annual northeast Minneapolis photo show chronicles life of Somali family, community Mohamed Barre’s annual photo exhibit started out as an uncommon introduction to his northeast Minneapolis neighbors. It has grown into an artistic outlet, an annual family tradition and a ploy to get local Somalis and non-Somalis to mingle and get to know one another. This December, Barre hosts the sixth exhibit of his photos in his apartment building’s community room. Even as some of his photos have migrated […]

Posted by Kismaayodaily On Dec - 14 - 2016 Add Comments READ FULL POST

Dabacaseer iyo Farxiya Iskoor: Maxay Dadkoodi u Dayaceen? Ayamahaan waxaan ka gaabsaday qoraalada, anigoo sidiinoo kale ku mashquulay caruurta iyo korintooda. Si kastaba ha ahaatee, waxaa qoraalkaan aan ugu talo galay aan xasuusiyo Ehelada Sheikh Dabacaseer iyo ardayadiisa Farxiya Iskoor inay masuuliyad ka saaran tahay in ay ogaadaan xaalada ay ku sugan yihiin. DABACASEER oo aan u badinaayo in uu ka soo jeedo gobolka Mudug, Soomaaliya, iyo FARXIYA ISKOOR oo aan u badinaayo in ay ka soo jeedo KILINKA SHANAAD, ee Soomaali Galbeed, ayaa laga yaabaa […]

Posted by Kismaayodaily On Oct - 30 - 2016 Add Comments READ FULL POST

Akhriso magacyada odayaasha dhaqanka ee soo xuli doona Baarlamanka Soomaaliya ee 08/2016 Shirkii Madasha wada tashiga Qaran ee shalay lagu soo gebagebeeyay magaalada Baydhabo ayaa laga soo saaray qodobo kala duwan oo ku saabsan doorashooyinka la qorsheynayo iney dalka ka dhacan sanadkan. Shirka madasha wada tashiga ayaa lagu ansixiyey liiska 135 oday dhaqameed oo soo xulaya baarlamanka soo socda ee Soomaaliya, Halkan hoose ka akhriso magacyada 135 ta oday dhaqameed

Posted by Kismaayodaily On Jun - 26 - 2016 Add Comments READ FULL POST

SOMALI DIASPORA JOURNALISTS in NORTH America calls PUNTLAND parliament to protect the FREEDOM of SPEECH WE acknowledge the need to maintain the peace and stability of the land, but we are also disturbed by the language that the Minister of Information of Puntland used. WE acknowledge that Puntland Administration and government is the sole enforcer the RULE and the LAW of the land, but we are also worried the denial of one of the fundamental human rights issue: freedom of […]

Posted by Kismaayodaily On Jun - 24 - 2016 Add Comments READ FULL POST

Kenya announces Dadaab refugee camp will close by November 31 May 2016 Kenya has set aside $10m (£6.8m) for repatriation The world’s largest refugee camp will close in November, Kenya’s Interior Minister Joseph Nkaisserry has announced. The Dadaab camp in Kenya is home to more than 300,000 Somalis. Mr Nkaisserry said Kenya would work closely with the UN and the Somali government to repatriate the refugees. Dadaab was set up in 1991 to house families fleeing conflict in Somalia, and […]

Posted by Kismaayodaily On Jun - 1 - 2016 Add Comments READ FULL POST
  • RSS
  • Delicious
  • Digg
  • Facebook
  • Twitter
  • Linkedin
  • Youtube

Somali Rowing and Ca

Somali Rowing and Canoeing federation sacks president, interim committee appointed [caption ...

KHUDBADII MADAXWEYNE

KHUDBADII MADAXWEYNE XAAF UU KA JEEDIYAY CALEEMA SAARKIISA Source: Gundhig.

MAXKAMADA CIIDANKA P

MAXKAMADA CIIDANKA PUNTLAND OO XUKUN DIL AH SOO SAARTAY [caption id="attachment_11066" ...

HARGAYSA OO LAGU ARK

HARGAYSA OO LAGU ARKAY KOOX DAACISH AH [caption id="attachment_12599" align="alignright" width="300"] ...

DIYAAR GARAWGII U DA

DIYAAR GARAWGII U DAMBEEYAY EE MAGAALADA CADAADO May 29, 2017 [caption id="attachment_13622" ...

Sponsors

  • http://kismaayodaily.com/?p=10650
  • http://kismaayodaily.com/?p=10650
  • http://kismaayodaily.com/?p=10650
  • http://kismaayodaily.com/?p=10650