Archive for the ‘Announcements-Events’ Category

Marxuum Gabyow

Tacsi Waxaa maalintii Talaadada ee 18-JUNE 2013 Magaaladda Rochester, Minnesota ku geeriyooday Marxuun Hassan Aden Adullahi (Gabyoow). Anagoo ah ehelka iyo asxaabta marxuunka waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa Qoyska, Marwada Marxuunka Amal Mohamed Cali iyo Carruurteeda. Marxuun Hassan Aden Adullahi Gabyoow ayaa  ifka uga tagay 5 ciyaal ah. Waxaan Ilaah uga baryaynaa Marxuunka inuu Ilaahay Janadii Fardowsa ka waraabiyo, ehelkiisa, asxaabtiisa iyo waliba xaskiisa iyo carruurtiis samir iyo imaan ka siiyo. Amiin, Amiin, Amiin.

Posted by Kismaayodaily On Jun - 19 - 2013 Add Comments READ FULL POST
Photo: Jubbaland community.

www.kismaayodaily.com - your gateway of Kismaayo, Jubbaland, Somalia news around the world.

  Kismaayodaily.com group is informing you that Somali Diaspora in MN will celebrate the formation of of Jubbaland State of Somalia on 05/25/2013 from 06:00 PM to 12:00 AM. Please come with your family and your friends, and enjoy this historic day. Source: (Jubbaland Community/Diaspora in MN)

Posted by Kismaayodaily On May - 25 - 2013 Add Comments READ FULL POST
photo: unknown.

www.kismaayodaily.com - your gateway of Kismaayo, Jubbaland, Somalia formation.

Jubbaland: kismaayo is pareparing to celebrate for the formation of Jubbaland State of Somalia Kismaayo, Jubbaland, Somalia is pareparing the historic Jubbaland State of Somalia Formation celebration event which is expected to take place in Kismaayo early next week. The event which may be also delayed while waiting the expected guests to be part of the celebration. The formation of the recently created Jubbaland State of Somalia under the Somali federal system which is a system that we are familiar [...]

Posted by Kismaayodaily On May - 24 - 2013 Add Comments READ FULL POST
Photo: SomaliChannel. 

www.kismaayodaily.com - your gateway of Kismaayo, Jubbaland, Somali news around.

KISMAAYO: DIYAARGAROWGII DOORASHADA MD MAAMULKA JUBBALAND Source; (SomaliChannel)

Posted by Kismaayodaily On May - 16 - 2013 Add Comments READ FULL POST
MN 6iExibit12-12-12

 The 2nd Annual Somali Photo Exhibit in NE Minneapolis, MN  Event: The 2nd Annual Somali Photo Exhibit in NE Minneapolis, MN  Where: Bottineau Commons at: 1808 University Ave NE Minneapolis, MN 55418 When: on 12-12-12 – from: 4:00 PM to: 09:00 PM (Light refreshment will be provided – courtesy of MN 6I Group). The themes about the show: The Somali photographer: Mohamed Barre will share with you pictures he has taken and a new Somali Social Documentary Photographic Book covering some aspects of the Somali [...]

Posted by Kismaayodaily On Dec - 4 - 2012 Add Comments READ FULL POST
MN 6IsExibit12-12-12

The 2nd Annual Somali Photo and Art Exhibit in NE Minneapolis, MN  Event: Please come and enjoy: the 2nd Annual Somali Photo and Art Exhibit in NE Minneapolis, MN  Where: Bottineau Commons at 1808 University Ave NE Minneapolis, MN 55418 When: on 12-12-12 – from: 4:00 PM to: 09:00 PM (Light refreshment will be provided – courtesy of MN 6I Group). The themes about the show: The Somali photographer: Mohamed Barre will share with you pictures he has taken and [...]

Posted by Kismaayodaily On Nov - 11 - 2012 Add Comments READ FULL POST
Photo: SomaliCan.

Assalaamu Calaykum: Dhamaan Soomaalida degen OH State iyo agagaarkeeda   Fadlan ka soo qaybgalla xafladda lagu taageerayo ama lagy ayidaayo dowladda Soomaaliya iyo magacaabista Ra’iisal Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Dr. Saacid Faarax Shirdoon.   Mahadsanid, Dr Saacid[1] Porived by SomaliCan.

Posted by Kismaayodaily On Oct - 18 - 2012 Add Comments READ FULL POST
Diane Hofstade counselka waaxda 3aad ee Minneapolis, MN with Ilhan, Ilham, Ishaq and Ismael Issa and Qays Ali at Bottineau commons building in NE Minneapolis, MN. Photo: Mohamed Barre/kismaayodaily.com. www.kismaayodaily.com  = a genuine and fair voice of the Somali news outlet - in NE Minneapolis, MN – USA.

Waxaa maalinta Arbacada, taariikhdu markay tahay October 10th, 2012 – laga 5:30 PM ilaa iyo 9:00 PM lagu qaban doonaa waxda sedexaad ee magaalada Minneapolis, ee gobolka MN – dabaaldega loo yaqaan: Neighborhood Fest oo ka dhici doona meesha loo yaqaan Nicolet Island Pavilion. Waxaa dabaaldegaan ka soo qayb geli doona Diane Hofstade oo xafiiskeeda ka mid yahay dadka aad arintaan u caawiya, xilna iskaga saara xaflada in ay noqoto mid dadka oo dhan ka soo qaybgalo. Inkastoo xaflada ay [...]

Posted by Kismaayodaily On Oct - 9 - 2012 Add Comments READ FULL POST
Photo: Radio Mogadisho.  This may be a new era and historic new beginning of the Somali politics.  www.kismaayodaily.com - your gateway of Somali news around the world.

Waxaa hada soo idlaatay tirinta codadka Wareegga Koobaad ee doorashada Madaxtinimo ee dalka ayadoo gudiguna ay wadaan iminka tirinta codadka. Balse natiijada Hordhaca ah ee soo baxeysa ayey musharixiintu kala heleen:- Shariif Sheekh Axmed        64 Xasan Sheekh maxamud    60 C/weli Maxamed Cali Gaas  30 C/qaadir Cosoble                     27 C/laahi Axmed Cadoow         24 C/raxmaan Baadiyoow           22 Maxamed C/laahi Farmaajo [...]

Posted by Kismaayodaily On Sep - 10 - 2012 Add Comments READ FULL POST
Somali President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed meets with the Star at New York's Waldorf Astoria Hotel. Photo: the star.

Kismaayo daily Video of the week: waraysi gaar ah uu SNTV la yeeshay Madaxwaynaha Soomaaliya   Source: (Radio Mogadisho).

Posted by Kismaayodaily On Jun - 30 - 2012 Add Comments READ FULL POST
  • RSS
  • Delicious
  • Digg
  • Facebook
  • Twitter
  • Linkedin
  • Youtube
Somali government soldier runs to take cover during crossfire after gunmen attacked a UN compound in the Somali capital Mogadishu

Somalia: Gun battle

Gun battle at UN compound in Mogadishu ends Somali and African ...

Marxuum Gabyow

Tacsi

Tacsi Waxaa maalintii Talaadada ee 18-JUNE 2013 Magaaladda Rochester, Minnesota ku ...

Photo: Aljazeera. 

www.kismaayodaily.com -- your gateway of Horn of Africa's news.

Egypt and Ethiopia a

Egypt and Ethiopia agree to bridge dam divide Foreign ministers try ...

wiish and his asststants.

www.kismaayodaily.com - your gateway of Somali Sport around the world.

Garsoor Sooamaliyee

Garsooraha Sooamaliyeed ee loo xulay in uu barri qabto cayaarta ...

wiish and his asststants.

www.kismaayodaily.com - your gateway of Somali Sport around the world.

Somali umpire picked

Somali umpire picked up for CECAFA club cup opening match [caption ...

Sponsors

  • Cheap reliable web hosting from WebHostingHub.com.
  • Domain name search and availability check by PCNames.com.
  • Website and logo design contests at DesignContest.net.
  • Reviews of the best cheap web hosting providers at WebHostingRating.com.