Isku aadka tartanka CECAFA Kagame Club Cup oo lasoo saaray Ururka kubada cagta bariga iyo bartamaha Afrika ee CECAFA ayaa soo saaray isku aadka tartanka cecafa Kagame Club cup oo 18-ka bisha June ee inasoo aadan ka furmi doona gobalda rabshaduhu halakeeyeen ee Darfur iyo koofurta Gordofan ee dalka Sudan. Kulan maanta ka dhacay magaalada Khartoum ayaa lagusoo bandhigau isku aadka waxaana cayaarta ugu horeysa ay dhex mari doontaa kooxaha kala ah Tusker iyo Super Falcon. Soomaaliya waxaa tartankan ku [...]




















