Archive for the ‘Uncategorized’ Category
Jubbaland: kismaayo is pareparing to celebrate for the formation of Jubbaland State of Somalia Kismaayo, Jubbaland, Somalia is pareparing the historic Jubbaland State of Somalia Formation celebration event which is expected to take place in Kismaayo early next week. The event which may be also delayed while waiting the expected guests to be part of the celebration. The formation of the recently created Jubbaland State of Somalia under the Somali federal system which is a system that we are familiar [...]
Xukuumada oo soo dhaweysay ka noqoshadii mooshinka baarlamaanka kana hadashay arrimaha Jubaland iyo wada-xaajoodka Somaliland “war-saxaafadeed+sawirro” (Muqdisho, Majo 23, 2013). Shirkii golaha wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya ee joogtada ahaa oo uu shir gudoominayo Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa lagu soo dhaweeyay go’aanka baarlamaanku ay uga noqdeeny mooshinkii ka dhanka ahaa xukuumadda, waxaa kaloo goluhu ka wada hadleen arrimaha federaalaynta dalka ee la xiriira Jubaland iyo wada xaajoodka Somaliland. Ra’iisal Wasaaraha ayaa saxaafadda si toos ah ugala hadlay shacabka [...]
Guddoomiyaha Kubada Cagta Jabuuti oo safar shaqo ku tagaya London Guddoomiyaha Xiriirka Kubada cagta dalka Jabuuti ahna xubin ka tirsan FIFA Mr. Souleiman Hassan Waberi ayaa barri oo jimco ah waxaa uu safar shaqo oo laba maalmood qaadanaya ku tagayaa magaalada London ee dalka Ingisirka isagoo casuumaad rasmi ah ka helay ururka kubada cagta Yurub ee UEFA, wuxuuna ka mid yahy madaxda loogu talagalay in ay goob joog ka ahaadaan cayaarta finalka ee UEFA champions League. Mr souleiman Wabeeri [...]
Syria strife sends Somali refugees on the run Many are being forced to flee conflict again, years after having sought refuge in Syria from civil war back home. San Diego, United States - It has been a strenuous 9,000-kilometre journey across the Atlantic to the US for Amal Kahim Jama and her Somali family. Fleeing civil war in Syria, they were recently forced to leave everything behind and rebuild their lives – yet again. Buildings she used to walk by in the [...]
Isku aadka tartanka CECAFA Kagame Club Cup oo lasoo saaray Ururka kubada cagta bariga iyo bartamaha Afrika ee CECAFA ayaa soo saaray isku aadka tartanka cecafa Kagame Club cup oo 18-ka bisha June ee inasoo aadan ka furmi doona gobalda rabshaduhu halakeeyeen ee Darfur iyo koofurta Gordofan ee dalka Sudan. Kulan maanta ka dhacay magaalada Khartoum ayaa lagusoo bandhigau isku aadka waxaana cayaarta ugu horeysa ay dhex mari doontaa kooxaha kala ah Tusker iyo Super Falcon. Soomaaliya waxaa tartankan ku [...]
Somali government says guns won’t decide disputed port’s fate (Reuters) – Somalia’s new government said on Monday it was pursuing talks to resolve rival claims for control in the south that have stoked fears of a return to the clan wars that pitched the nation into anarchy two decades ago. A local assembly on Thursday declared a former Islamist warlord, Ahmed Madobe, president of Jubaland. Madobe is not viewed favorably by Mogadishu and within a day two other men had [...]
May 20, 2013 Contact Information: Concerned Somalis som.rights@yahoo.com Stop Detainee Executions in Somalia! We, the undersigned and concerned Somalis strongly condemn the executions of detainees by Somali authorities without due process. The local media reported several horrifying incidents in which persons under the custody of Somali authorities were picked out of prison and summarily executed. On April 30, 2013, 13 Somali prisoners were picked up from a prison in Bosaso in the middle of the night, dumped on a truck, [...]














